waxaan ahay qurba joogta north america ee reer jigjiga, iyadoo ay iigu dambeysay 30 sano,tan iyo 1977kii oo aan kuso kala noola somalia, talyaaniga,ingriiska,iyo north america.ayaan tagay 4 sano ka hor wax is bedal ah oo sidda u weyn ku ma arag. hadda se waxa halkan iiga muuqda is badel aanay hore u sameynin.meyarka yuye aad baanu isku niqiinay in kastu naga weynaa.lagama yaabo in uu igaran lahaa haddaanu is aragno.aad baan ugu farxay horumarka deegaanka guud ahaan uu gaadhay,xag wax barasho.
Dalmar bro i appreciate this man. lol, my mom just got back from Jigjiga and i was cursing (expression) her for not getting any pictures of the new developments going on in the city and to see this makes up for it. Thanks Again

hambaabir 1 year ago
ili saxib magaalada waa magaalo soomaliyeed la iskuma haysto lkn dad ayaa iskaleh meel walbana caalamka dad aya lagu yaqaana marka aad adigu kumagacabayso ogadenia halkee aad utaqaana ogadenia wax layirahdo majirto ninkaas baaba shiikhna waan kuraacsanahay fikradiisa midka jarsoboy wata aduu iska aamus waana soo dhawaynayaa dhaaman umada soomaliyeed gaar ahaan soomalida ethiopia
jidwaaq 1 year ago
@ilig00 I know how those occupiers threat our people, INSHALLAH they will succeed there freedom very soon.
dalmar46 1 year ago
jarsoboy ninka hadlaaya waa ninka magaalada iska leh ee hadalka badan dhaaf nacasyahow hadii kale go to the janacsani
baabashiikh 2 years ago
halsom jigjiga waxa igu danbeysay iyado qable 6 marayse ma ilaa iyo 8 bay maraysaa mansha allaah boodhkina inaga kala yaraa lol
fahmo1 2 years ago
jigjiga , qable 7 and 8 , wow
halsom44 2 years ago
alaa waa jigjiga! thanks for the video. jigjiga iyo ilaysband sixun ayaan ugu xiisay! my city, ilaahaw ha idilin anoon kugu soo laaban.
gabarsomaaliyeed 2 years ago
waa dooqon kaan hadlaaya xafada yaadi ayuu laba ka kala dhigaay wado dhax mariyay kkkkkkkkkkkk
jarsoboy 3 years ago
wooow walaahi wakhtigu aad buu u ordayaa 2 sano unbaan kasoo maqnaa durbana waxaasoo dhan ayaa iska badalay magaaladaydii....aad baad uugu mahadsantihiin walaal tabinta aad noo soo tabisee....thnx again
bastardslive 3 years ago
Dalmar bro i appreciate this man. lol, my mom just got back from Jigjiga and i was cursing (expression) her for not getting any pictures of the new developments going on in the city and to see this makes up for it. Thanks Again
TrueSomaliWarya 3 years ago