holland waxaan ku noolahay mudo ku dhow 5 sano ilahay sharciga waa iga siiyey lakiin dal aad u xun weeyi oo qaxootiga waxba o ogaleyn shaqo waxbarasho laguuma ogola dalkan . waxaan kula talinayaa walahayga somaliyeed in ay ka dheeradaan dalkan inta joooooogta dalkan ee sharciga haystaana ha is ilaaliyaan oo markey sharciga ka qataan ha iskaga tagaan. waayo faro ayaa laga qaadey . holland nolol ma taaalo walaahi nederland is aleen voor nederlans
walaahi holland wadaan mahin somalida ku nool ayaa xata gaalka soo raca oo faraha kugu fiqaya ee kaas wadan mahin somali meel walba aay jogto wey ku duleysan yihiin wayo inaga ayaa xasiid isku aah somali nimo waa waxaan ka xishodo hada 4 real
123abdillahi 11 months ago
holland waxaan ku noolahay mudo ku dhow 5 sano ilahay sharciga waa iga siiyey lakiin dal aad u xun weeyi oo qaxootiga waxba o ogaleyn shaqo waxbarasho laguuma ogola dalkan . waxaan kula talinayaa walahayga somaliyeed in ay ka dheeradaan dalkan inta joooooogta dalkan ee sharciga haystaana ha is ilaaliyaan oo markey sharciga ka qataan ha iskaga tagaan. waayo faro ayaa laga qaadey . holland nolol ma taaalo walaahi nederland is aleen voor nederlans
dhuungal 1 year ago