nimco abaayo nagadaa calool xumada nimankaan holan jooga ha u calaacalin walaahi waxaa dhaama adiga oo ku nool magaaladaadi xamarweyne waa kuwo aan xataa lala hadlin waa duli midka fiican ayaa joogaa magaaladeeni soomaaliya kana hanti iyo maal badan kuna jecel waxaan gaaban ee caloosha kuugu jooga ha u calaacalin plz sis
waa qatar
maryan757 1 week ago
asc.................sax walahi adigoo quman oo qeema weyn dalka iyo dibadiisa ka leh usi kaa hari wayay hadane qayamadiisa waa aragtay ka tasho nimca qaali tahay raqiis ha iska dhigin macaanto bari fiiri jaceelka xanuun waaye lakiin hadii lasii raacraaco kasii xanuun badan yahay walahi mcnto,nin kaa tashaday waqtiga a iskaga dhumini bilaah caleki.
bintsomaal 1 month ago
nimco abaayo nagadaa calool xumada nimankaan holan jooga ha u calaacalin walaahi waxaa dhaama adiga oo ku nool magaaladaadi xamarweyne waa kuwo aan xataa lala hadlin waa duli midka fiican ayaa joogaa magaaladeeni soomaaliya kana hanti iyo maal badan kuna jecel waxaan gaaban ee caloosha kuugu jooga ha u calaacalin plz sis
fiiribal 1 month ago
bisinka yaa allah is this true nimco heestaan maiska qaatay mise dhibkudhacay waye walahi aad uguxumahay walasheyda jeceylka xanuun weyaan sidaan ognahay
i wish wiilka sidaan ugalay inoo waxfahmo usoolaabto abaayo adigane iskasabir insha aalah malin xaga alle kaheleysaa
jacelow21 1 month ago
omg Caloosha i Hurisay walaahi Nimco samirka badi abaayo taladada ilaahey u dhiiibo Ragan laba wajiile ku badan walaahi
sirleey100 1 month ago
hortiis aas ka helaa cumar macaanto
VAMA2468 3 months ago
waan ku jaclahay
VAMA2468 3 months ago
ADI IYO ANI.........Nimco Xassan INTA NUXSAHEYSAAN.wmv
auntyayeeyo 4 months ago
WAKU JECELNAHAY......
WELIGENA MA KU NACEENO..
NIMCO XASSAN CALI;-)
auntyayeeyo 4 months ago