Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Qaybtii 1aad ee Munaasabada Qalin-Jabinta Liyu Boliska 3aad

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
40,406
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Sep 11, 2009

Qaybtii 1aad ee Munaasabada Qalin-Jabinta Liyu Boliska 3aad

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (cakaaranews)

  • Ciidankan waa ciidanka dowlada deegaan somalida dalka Ethiopia waana wada somali waxana loo sameeyay difaaca kilika shanaad.,

  • Thanks

see all

All Comments (10)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • war meeshu wa ogadenia wa ciidanka ogadenia ,ee dalka ethiopia qaybta somalida ogadenia lool

  • Iv never heard this before,,,I love this mans singing an his voice,,,it should honestly be a record...i would buy it....

    p.s go brothers,, what ever its for!!!

  • ciidankaan waa ciidan loo tababaray inay difaacdaan dhulkooda ka difaacdaan qatar kasta oo ka dhan ah nabadgelyadooda sida alshayaadhiin murimiin oo dadkii iyo dalkii somali dab qabadsiiyey,waa wax lagu farxo ciidankan tababaran laakiinse soo gelinta halkaan uu websidkan ka sameeyey waa ka basaasnimo uu u digayo alshayaadhiin mujriin,sidoo kale waxay soo geliyeen ciidan kenya ay u diyaarisay alshayaadhiin,baroordiiqda dayniile is time over,waxaa looga fadhiyaa wanaaga inay bartaan suxifinimo sax

  • Dowladda degaanka Somaaliyeed maxeey tahay? Nin kasta ma dowlad uu iska sheeganaa? War anagaa belaayo aragnay.

  • war kuwani soomaaliba maaha waa amxaaro calankii ethiopianka bay sitaan maaha ciidan muqdisa jooga

  • caku Dayniile!, dadow ma ila yaabteen?

  • Ciidanka waa liyuu boolis ciidanka difaaca dowladda degaanka somaliyeed., Waxaan talo siinayaa in ciidankan aysan dhibin dadkooda somaliyeed ee ay noqdaan kuwo naxariis badan oo daryeela shacabkooda lakiin haddaad xasuuqdaan dadkiina ogaada meel dheer gaarimaysaan.,

  • Budh-cadnimada wadanka durba ha la soo afjaro

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more