Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Ali Suguleh, Maryam Mursal and Shaacir

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
94,243
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 1, 2009

Somaliland

Category:

Entertainment

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • Odaygu qurux iyo xarago badanaa ma sean Conarybaa????

  • walaahay waxaa iga timi ilmo iyo qiiro ayaa igu jabtay aqoon iyo afgarad awgeed iyo somalinimo ba.

    markay beejkeeda qaaday ninka kaliya iyadoo sedexda ninba la yaabeen codkeeda wali shabaabnimadu ku hadhay wali.

    hadana heestu way ruxday cali sugule ana waan ooyay, dhiiga iyo laftaan ka jecelay somalinimo

see all

All Comments (23)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Hadrawii Iyo Cali sugule Haday Yusuf shaacir Ku shegeen ninki bedelii laha----Abwanada---->Ha la dhegaysto.....Shaacir

  • mohamed jamac joof cali sugule iyo maryan mursal good old days

  • yaaa salaam muzic la aan ayahay ku cod macaanta tahay maryan

    

  • Mashaa alaah cod macaanaa haday xataa weynaatay waaberi kumay soo galin fanka ciyaar-ciyaar bal eeg hesta waxay qaday 40 kahor , suaashu waa iyada oo iminka joogta iyo gabdhaha csb ee hada heesa ma isku meel bay istaagi karaan dhab ahaan codkeeda oo kale xataa ma soo dhaweyn karaan

  • maxaad kataqaan galkayo? waligaa ma tagtay? G. town is one greatist cities of somalia you dick head

  • @dararac  Gaalkacyo waa meel laga kala cararo meel la tagaa maaha sxb

  • @saxweeyaan SOMALI-BAANTUU ANAGOO REER SOMALILAND AH AMA KHAASATAN REER SH. ISXAAQ AH BAA SUGAANTA BARNA.....

  • maryaneey hargaysa danbe ma tegaysaa bal noga waran mesha cunsuriyada taalo

  • maryan waxay is laheyd mesha somalinomo baa taalo lakin wey ka shalaysay kkkkkkkkkkkkkk masakinta mar danbe hargaysa ma tegi dontaa cunsuriyad bay soo aragtay maryan maskiin

  • MARYAN MURSAL Asalkiina maahayn qof sumcad badan xiligii dawladu jirtay , dibada intii loo baxayna waabay xargo furatay , haatana xaar bay dhex fadhidaaa

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more