dhanto si casriya lootumay.

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
71,352
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jul 7, 2010

dhanto si casri ah lootumay oo lagu tumay dhulkii hooyo.

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waa dhanqanka iyo hidahaa reer ogadenia waa dhanto macaan oo uu soosaray

    dds dowladda deeganka somalida ilove ogadenia dhadaxbuur gunadado arwaare jigjiga qabridahare gadey wardher fiiq qabribayah ggaris kismayo afmadow bu,aale

  • dhaanto macaan kooxda ileys waa ka danbeeyaa sidey dhaqanka u xoojiyaan.

  • nice love it

  • woooooooooooooow

    

  • love this danto...

  • Dhaanto fiican... lakiin waa wax foolxumo ah in aay dabo dhilif yihiin oo somalinimo ka cararto oo xabashi sheegato. Ilaahayoow noo xoree dhulkeena somaliyeed oo wadaniyiinta Jabhada garab istaag...

  • Mahad Alaah ayaa leh Dabka la shitay ee la kulaalaayo dooga hareeraha ku yaal wadooyinka ay soo gaareen geedaha caleemahooda oo markaad soconeyso aad iska leexineyso carafta ka soo baxeyso geedaha baxay biyaha yaala wadada buuraha cagaarkaa oo deymada ku fiican duurjoogta mar mar ishaadu qabaneyso dhalinyarada ku lebisan dharkii hidaha dhulka aan laheyn kiimikada iyo qashinta warshadaha ilaahoow nabad waarta na sii oo soomaaliya colaada ka saar anigu ogaadeen maahi laakiin waan ka helaa

  • WAA QURUX LAGU DARAY QURUX ,LAGU DHUFTAY QURUX .WAXA AY LA MID TAHAY QURXO.HUGIINU WAA QURUX,IDINA WAXA AAD TIHIIN QURUX ARLIGIINU WAA QURUX!WAXA SIDAN IDIIN QURXIYAY ALLAHA QURUXDA BADAN EE QURUXDA JECEL ISAYA AYAA IDINKU FARA YARAYSTAY.DAMIIR LAAWE AAN WAX BA KA AQOON YAA U SHEEGA.SHAR GUD BAN SHAYDAAN XIJAABAN.SHAYDAAN BUSTE WAYN SOO HUWADAY BOOS UGA MA BANAANA KOBTAAS.SHAKI KU MA JIRO.

  • Ogaden Nasab, nasab dhalay!Ogaden iyo baa'bah!Waxa ay ka`timaadaa taariikhdu Ogaden,waxa ayna ku dhamaataa ogaden,inagumeed yaa u sheega.

  • caadi maahan

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more