amaanada ilaahay by Mohamed saleban tubeec with lyrics.
Loading...
154,464
Loading...
Uploader Comments (craxmaan10)
see all
All Comments (49)
-
aamiin allahayow waa amaanadaadee.
-
inanyah xasuustoo waan ka ashahatee waa eraydii abwaan xuseen wafarax dubad ilaaahay ha u naxariistee waa heesihiisii u ku cabirayey jaceelka soo maray wakhtigaas kaas o u tiriyey heeso badan oo tabanaya jaceelkiisii waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
aaaaw mansha allah -
axsan soot
-
axsan soot
-
aah yaa hees alaha hakudaayo boqorkii codka soomaaliyeed alaha hakudaayo fankasomaaliyeed waxaad kaga jirtaa baaldahab ah wax wayna waaa kusoo kordhiyaya boqorka codka viva tubeec
-
caadi mahan heestan <3
-
amin amin amin
-
@maaful ma jaceeeeyl aya ku hayey marlkaa lo,daa ka luunteey aad gabadhaa tubeec dhaygaysanaysA aad dhafiisateeey waayoo aarg ma dhiintoo ban maqali jiraaay :p
-
heestan waan ka oo ya
Loading...
Craxmaan10 waxaa laga yabaa in aan wali run laguu sheegin, ee lagugu waalay Xamar baan ku dhashay ama aryaa Xamar aan ku dhalan tegey ama War dee waayihii danbe reer Hargeysa uun baaan ahaa ama reer Kismaayo ayaan ahaa, adeer craxmaan10 waa gartaa waayo wali lama aadan kulmin geeljirihii iyo lo'leydii, kolkaas welcome to geeljire and lo'ley world. We love you adeer.
maaful 2 years ago 4
maxaad ka hadlaysaa? af soomaliga ma budh baa lagugu baray! wax alaale waad ka hadlaysid ma garanayo imika ee af soomali sax igula hadal.
craxmaan10 2 years ago
Waxaan ka haray lo'dii aan ceelka keenay, kolaas ayaan ag fariistay gabar ay heestaani makhaayad uga dhex shidan tahay kolkii ay heestii dhamaantay ayaan kacay waxaana go'aan ku gaaray in aan tago meesha heesta laga qaadayo, wali lo'dii aan ceelka keenay way isugeysaa, laakiin waxaan ka soo wareegatay 30 sano iyo dheeraad.
maaful 2 years ago 8
kkkkkkkkkkkkkk film hindi sidiisi ah baad noo matalaysaa...
craxmaan10 2 years ago