Gabay Uukatiriyey Abwaan Ismaaciil Aw Aadan Arooskii Abwaan Hadraawi Oo Ka Dhacay Magaalada Burco Sanadkii 2000-kii Halkaas Oon Wakhtigaas Fasax Ku Joogay. Xidhiidhiyaha Barnaamijku Wuxu Ahaa Habeenkaas Fanaankii Caanka Ahaa Cismaan Maxamed Cabdi Kariim "CISMAAN GACANLOW" Oo Ah Ninka Waydiinaya Su'aasha Abwaanka.
Walaalkay Ismaacill waa qof jira oo ka hadal arrimaha maanta jira.
Noolow walaal
hamse92 8 months ago
walaahi waaa abwaan aad u qiimo badan JAAJUMOW waa sheeko iyaduna qosleh.
mahadsanid ruuxii soo gashay gabyaagaan.
mhdinero 1 year ago