Loading...
Uploaded by SomalilandPower on Jun 5, 2011
heeso kaban ::: http://www.dhuule.com
Music
Standard YouTube License
buurdhaab waa magaalo qurux badan, heestuna waa hees macaan big thanks
dhuule2 4 months ago
eesh calaa hees illaahow godka u nuur cumar dhuule cali fanaankii qaranka
ceelashaa bari iyo buur dhaab waxaan maray 1984 kii anigoo keligay ah caynaba ayaan kaga degay gaadhi ka yimi xamar kadibna markaan haybsaday rag ceelka caynaba joogay ayey magaalada debada iiga soo sareen ka dibna waxay i yidhaahdeen wadiiqadaa marna cagta ha ka qaadin
sidii baan beeshayadii oo dul taalay haberi-heshay ugu imi
runtii dhulkaa uu sheegayo fanaanku waa dhul qurux badan marka ay barwaaqo tahay.
c/samed
saladin7866 6 months ago
Load more suggestions