marhadu gondaha hoosiyo owr yaqan gul qabashada guudandil wa bahalo gora dhigis lagama karo raguna hadu gundoonsado inu dumarka gasiro gardarada ku talo galo geed xajinle uma wayo ama an gu weenado duumale geel wado ama gobeysane iyo soo gaadho waayada ama gortan an kacee marhadanad geel wadano gacanta u madhan tahay halkan wa gar ciidedo geesbuca wadatiyo riyihu inan ma gooyan maxa gadaha an joogiyo kaga xiran gankan ahay
sxb wan ku salmayaa salaan qaaliya ramadan kariim salaan sxb waxaana kaa codsanaynaa inaad ku so shubto waxa kale ee aad kahayso heesahan sxb intaana waad ku mahadsan tahay sxb

macaaneygirl 7 months ago
waa gabay sare oo tarikhiya
dhabasare1 2 years ago
gabayada hure iyo inantiisa gabayo fiican dheh.
cheyyene 4 years ago
sxb wan ku salmayaa salaan qaaliya ramadan kariim salaan sxb waxaana kaa codsanaynaa inaad ku so shubto waxa kale ee aad kahayso heesahan sxb intaana waad ku mahadsan tahay sxb
nazario1985 4 years ago