masha allah... waa talo wanaagsan.... Laakiin wali adeer Hassan Ali Mire kama maqal afkiisa waano aakhiro ku saabsan ama diinta barta... waana wax aan maanta kawada simannahay... waalidkeen maanta inta badan waxa ay kugu waaniyaan oo kaliya jaamacad dhamee... qof ku dhahaayo war diintaada baro oo aakhiro u shaqeyso waa yarhay wallahi. intaas ayaan idin xasuusinayaa.... ha laiga raali ahaado....
Each person is responsible for their actions. They should work hard, achieve goals, aim for higher education, sacrifice, promote self-improvement and beware of their environment. The "environment" makes you or brakes you. The aforementioned points essentially avoid cultural deficits. The alternative is; lack of goals/responsibility, school drop out, crime and other sociopathological behaviors. Some of us are failed by our own parents who may breed incessantly without plans and utterly fail us.

wadaniwiil 7 months ago
Waxaa umal
Yusuf30s 2 years ago
Adeer xasan cali ilaahey haku wanaajiyo
argagixiye 2 years ago
manshallah my grandpa!!...may allah bless him ameen
uniqueladan 2 years ago
he is currently living in columbus, ohio. Very nice man indeed.
naida093 3 years ago
Hassan Ali Mire, does any one know where this man lives...??
Dabayl 3 years ago
Qabiilka somalidu way jeceshahay waxba yaan been laisku sheegin haddaan lajeclayn qabiilka maanta sida aan iskula saxsaxnnahay ayaad ka garanaysaa anagoo uu dalkii naga dumayay ayaan wali saxsaxsaxnahay.maanta qarnigan qabiil ma shaqaynayo waxaa shaqaynaysa Siyaasad Siyaasaduna maalah xulufaysiqabiil.
qaranradiye 3 years ago
Each person is responsible for their actions. They should work hard, achieve goals, aim for higher education, sacrifice, promote self-improvement and beware of their environment. The "environment" makes you or brakes you. The aforementioned points essentially avoid cultural deficits. The alternative is; lack of goals/responsibility, school drop out, crime and other sociopathological behaviors. Some of us are failed by our own parents who may breed incessantly without plans and utterly fail us.
ogaal83 3 years ago

Waxaa lagama'maarmaan ah in dadku la yimaadaan caqli ka weyn midka ay odayaashu nugu dhurraan ee ah "qabiilkeena ayaa nasab ah intakale waa duggaag." Adduunku maanta waa tagay oo annagaa ugu dambayna, ugu liidana, qabiil baa ka masuul ah. Waxa dhib nahaysta waxaa sal iyo baar u ah qabiil. Waxaa lugula dagaalami karaa waxbarasho, waxaa laga rabaa in dhallintu ay fikrado hor leh keennaan oo kuwii hore waan aragnay. Dadka qaar baa indhuhu u furmeen laakiin waxaa jira kuwo an wali yeelan cilmi.
ogaal83 3 years ago