WAA MUSIIBADII UGU XUMEED EE SOO MARTA UMMADA SOOMALIYEED OO QARAXA LALA BEEGSADAY ARDAY QALIN JIBIN LOO SAMEEYNAYEY IYO WASIIRADII UGU QIIMAHA BADNED EE SOO MARAA DOWLADII KACAANKA KADIB
waa hees aad qiimo u leh lagu soo xasuusan doono aqoon yahanadii ka dhintay somalia. Taarikhdu waa is qortaa . iLahayow u naxariiso gacan ka xaq daran baa dishay.
Codadka aan maqlaa waa hobalintii Reer londond intooda badan. welll done.
aaaaaaaaaaaaaaaaamin ALLAHA UNAXARIISTO.
Hlooyaan 3 weeks ago
beautiful song Illaah ha u naxriisto masaakiinti la dilay silac illaah ha u dilo kuwi ka danbeeyay dad noo soo kacaayay ayee naga dileen.
funnytv99 1 year ago
amiiiin ilahay ha u naxariistu kuwii laayayna ha cadaabo amiiiiin
xudubey 2 years ago
But now he is to the hell
mustafqaan 2 years ago
I know the guy who blew himself up...
Reqrezentin 2 years ago
waa hees aad qiimo u leh lagu soo xasuusan doono aqoon yahanadii ka dhintay somalia. Taarikhdu waa is qortaa . iLahayow u naxariiso gacan ka xaq daran baa dishay.
Codadka aan maqlaa waa hobalintii Reer londond intooda badan. welll done.
missgarowe 2 years ago