Video Universal looga eryay Wariye Cawke

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
175,319
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Sep 21, 2011

Waa Video sabab u noqday in Wariye Cawke iyo Saxaafiyadda Bishaaro looga eryay shaqadii Universal Tv Kadib markii lagu eedeeyay inay caayeen Dalka Jibouti

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • war ninkan waa lagu qaldamaay walaahi xaal hala siiyo cawke aniga xamar ayaan ku dhashaay walaahi waligayna ma arkiin cawke lakiiin waa 1nin ee laqdabada aan aqoon plz so caliyaa oo xaal siiyaa he is my role model, naagtaan kale waxad rabtaan ku sameeya lakiin ninkaan waa madaxweynaha somaliya cawke1000,00 vote from australiya

  • @barcelonadjib Jabuuti waa fiin,fiintuna roobka soo socda ayay ka oydaa.Somaliland ayaad kasii ooyaysaa oo waxaad isleeday isaaq ayaa sadaqadii kaajari,k nacadal uu isaaq xaqulaha bisha ramadaan siinjirey oo miskiin bisha Ramadaan ku korey ayaad tay, isaaq waxaan ahayni ma isgaa wax cuna jabuutidan ,ciise muuuuuuu ,foolxuma ururtay waa qoomka uugu dumar foolxun,marka la eego umada afsoomaliga ku hadasha,ilka qor qoran ,cawaanimo iyo faaliyo nimo ayaad jabuuti lajoogtaane KKKKK.

see all

All Comments (178)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Khadra Haid who is a share holder of Universal TV fired him looool.

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • war universaltv waa tvga loogu jeclaa aad dadku amaani jireen misaadanuu noqday somali dhan qabyaalad udaaya oo anaga meeqaa uganda iyo afrika dhan caayni jirnay kanacana wax dhib leh ma ahan ee ilahay ka cabsada ee qabyaalada kadaaye arinka saas ma ahan wariyahay wax walibuu arko inuu kuhadlo waa uu kusaxanyahay

  • THE first reported to be nortrious of tribalism

    SIILAANYO LAAN,

    DHILADA SIIL QUDHMUUN LEH IYO NACAS HUURAD LEH COWKE DUUFLE

    GADADHA UUR KA LEH , WAATA HOOTA KAAAG JIRTA

    BORDEELADA

  • COWKE GABILEY BUU KU DHASHEY , waa TAKFI, INJIR IYO HUURO

    EDOOR WAA HUURAALEH,

    AAYAD WAALAN EE XUUF HARGEYSA DAD SHIIDAA

    ODEY IIDOOR BAA SIDAA DADKA U CAAYAYA

  • cowke mar baan lakulmay hadaan 1000x1000 = kama bogan weli,

    takale ma bishaaro oo cod,qurux,hadal inankii ugu sareeyey lahayd baa inantan wadnaha gariirayo hadalka garanayn noo soo fariisiseen..... war ragu ajaranaa miyey waayeen qof u talo celiya....... bal eeg intuusan hadal muuqaalkiisaba ku farxad gelinaya hadad caraysneyd, durba waadiga qoslaya........

    Ahmed Hassan Awke waxan ku ducaysanaa allow intaysan tiisa ku iman mid lamid ah inoosoo saar.

    Cowke Wariye Xirfad badan,Madadaallo ah,

  • mar baad keensateen C/salan Hareri,Tero,Amina, kolkaabaad is dhahdeen waa lagamaarmaaye magac ku gooba nimanyahow bahashu idinka ajaranaa wallee waxa lumay xiisihii loo hayey Universal, anagoo shaqayno baan waqti u radin jirnay inaynan kaseexan barnaamijada Cowke Isgartooo ninka soo xaalmariya, taxigta ninka intee goobo waawayn buu kasoo shaqeyey, Radio Muqdishu beri samaad, wariyihii khaaska ee Madaxwayne siyaad,BBC,VOA maxaa cidwaxkatabata loo wayey oon adinka ahayn?

  • waahi hadal ma aharin se waxan leeyahay cowke mise cidkale? ragii hore hadad isugusoo ururiseen media-aha illaa hada baahidii loo qabay barnaamijka in la daboolo iska daaye 10% ma hayno. aamina inkast ay tahay wariye madadaalo kuwanagsan hadana maraa waaxid ma gaarto Cowke,

  • cawke wuxuu arkay ayo sheegay...marka ha shagiinin miya sheekadiina wariyaha shaqadisa waxaa waaye waxkasto oo arko ama maqlo inoo sheego...afka hala iska xira camal ee waada jabuuti looooooool

  • ninkaa cawke qabyaalad baa looga erye taasina waatay ku hagaagiweyday

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more