Heeso cusub oo loo qaaday faroole
Top Comments
All Comments (56)
-
taa hadii ay wax jira tahay farooloow meel gal hee nijaas....
-
tukaha dhakarta saaran ma arkee tan dadka kaleh saran buu arkaa,ogadeniyah ma dad baad jajuus ku cayeesaan ,kaba sooqaad waxa ay shegeyaan inay run tahey ma waxaa mudan in laka hadlo ninka ogadeenka ah oo jajusaya ogadeenka akleh ,teeda akleh ninki pintland qalad ka galah waa maqaldame oo market puntland iyar is tirahdo u adag nabaddaada waa beentaan oo kalleh Heedhe xaqiiqda ILLAAH baa og wax walba oo aad sheegtaan runta Illaah baa u hiiliyah,waase yaab hadii aad awoodi weydaan hees moyannee
-
@jahur101 WAR HADAAN MAR HEYSTO NABAD ICTIRAAF MAXUU IGALA MAQANYAHAY WAA WAXBO KKKKKKK HOOYADA WASE ISAAQ MA SOMALI U KALA HADHAY WAA IDINKII ISKUGU KAAYA TAGEE SHIT WAXEY XAMAR LA DAGI LA'DAHAY WAA XAQII LAGA GALAY ISAAQ CAR WALIGEED HA DAGTO MOQDISHO KKKKKKKKKK WAA IDIN NAGU SOO QAXDAAN OO WALIB GAWAADHIDA FUR FURTA UUUUUUUF WAA IN SIDII FAROOL OO KALE IDIN RAAFNAA FAQASHTA DHAMI
-
@KAMANEFlSO 20YRS DOWLAD LA AAN KU WAANO QAATA INTA AAD RUUX MUSLIM AH DHIIBAYSAAN IIDOORLANDNOW WAX IDIIN HAGAAGAYA MAJIRO BI IDNILLAH.
SOMALIA SOMALI BAALEH
SOMALIA WAA HAL MISE MIDH KOLBA SIDA AAD UTAQAANAN.
ILAHAYOW SHANTA SOMALI OO ISRAACSAN ITUS. AMIIN
-
@jahur101 HOYADA WASE ISAAQ MA KUWUU WASI JIRAA AHEYD GARAC FOQAL GARAN URAAYO
-
Ogaadeen lagama xigo PUNTLAND ee dalka idinkaa leh ee wax ka qabsada, qabyaaladana haleyska daayo waxa na baabi'iyey waa qabyaalade.....
-
kablalaxoow in aad isciisho mooye cidna idinma ciisho kafiirsada.
-
MAJEERTEEN IYO IIDOOR DARIS XUMAA WAX AAN DHAQAN ULAHAYN SOMALI AYAY KU KACEEN. WAXAA UGU DARAN DAD KABLALAX ISKU SHEEGAYO HADANA YAHUUDNIMO UDHAQMAYO.
-
haduna didiku sharaf noqon,dhigeygan shalaq yiri, yasalaam, alow tolkeygow adunka ad u sareysa, alow tolkeygow ad cadhogina lugtina hoosteda dhig.
ONLF allah macaakum illah ha,idiin xafido, runtii waa mujaahidiin dalkoodi cadow haysto haddane kuwo kale oo ku jinsi ah oo gaalo raac iyo murtadiin ah dhibaato aan dhamed laheen ku haayo , laakiin insha allah gacanta mida sareyso Mu,miniinta iyo inta xaqa raacdo ayaa leh.. yaa rabi unsur ikhwaananal mujaahidin fii kuli makaan allahu Aclaa wa aqwaa....amiin aamiin
MrBeeldaro 2 years ago 3
wiil adi meshan kugu arko rufiyaan nimo baa la dhex ordee adeerow shaqo kale ma waday intaa umada walalada ah isku dirayso war bax shaqo yeelo
mrjamac 1 year ago 2