Waa xaflad loo qabtay furitaanka school laga furay magaalada qandala ee gobolka bari ee soomaaliya. Waxa xusid mudan in schoolka loogu magac daray Halyeey Somaaliyeed oo la oran jiray Cali Faahiye Geedi (calan gube). Waxa in badan lagu mahadinaya xaflada Hayada samafalka ee Nuur Foundation. http://www.noor-foundation.org/
Link to this comment:
All Comments (0)