Maxamed Mooge
Top Comments
All Comments (21)
-
very good song
-
@Awlio1 dadka adigoo kale ah hadii ay somali koonfur joogi lahayeen dhibtaasiba kamey dhacdeeen maxay ka garanayaaaaan. abwaan fanaan al mujaaahid mooge liiban
-
Qofkii iskool soo dhigtay maxamed moogge meel qaali ah ayuu uga yaalaaa - i'm Afgooye .... Mooggayaal iyo intii kale ee dhimatay AUN
-
@ignorent bureeqa6666 shut hell up u low IQ sick shit! Mahamed Mooge was a legend and educator/heroe! and so is dHUULE IN HIS OWN RIGHT go educate urself u low life hater. MUSIC has no color nor BULSHIT QABIL.
-
Bureeqa 6666 you are one confused wild bitch go do your somali music home work
Mo libaan was a legend in his own category and omar dhule was his own style.
now that was brief history for you.
-
@TheWaiting22 proffesor mohamed mooge mu ahayn ninka aad u haysato kadib intii aan kaaga soo warramay waxa uu ku soo laabtay jamhuuriyadii demoqraadiga soomalia isaga oo halkaa kaga biiray halgankii hubaysnaa ee dhaqdhaqaaqii hubaysnaa ee SSDF waa isla 1972 halkaana waxa uu ka sii waday halgankaa xorriyad u dagaallanka ahaa kadib waxa sii socon wayday SSDF oo lagu burburiyay hab qabyaaladeed isla markiiba hadana waxa uu ku biiray SNM halkaa 1984 bishii june he was asassinated by ogadens
-
@TheWaiting22 haa maxamed mooge liibaan waxa uudhalay marwo zainab maxamed mooge oo xaas ah immika waxana uu guursaday halkaa mar oo qudha waxa uu ahaa nin ka qab wayn waxyaabaha qaarkood waxa uu ahaa nin soomaalida oo dhami u siman tahay waxa uu ahaa indheergaradkii ugu horeeyay ee ka cadhooda xasuuqii lagu hayay beelaha majeerteen 1972 waxa uu u dhoofay dalka britain isagoo halkaa ka qudbadeeyay kana sheegay sida xun ee kacanku wax u wado wuxu kasoo baxay cambridge university do U need more?..
-
M Moge Allaha u naxariisto fanaan somali u ahaa. Lakin waxa la yaabay dhoorayashaan comments qabiilka ku qoro %!!
-
pathetic song is he trying to imitate the legend (cumar dhuule cali)
-
ILLAAHEY HAW NAXARIISTO ,JANATU FADRDAWSANA HAWGU DEEQO.MUJAAHID wuxuu dhaly inin kelya, waany nooshay waana xaas guri leh.
aad iyo aad iyo weliba aad bad wuu mahasan tahay soo gelista video gan
garoodi 2 years ago 12
alle ha u naxariisto mahamed mooge liibaan waxa uu ahaa runtii fanaan aad u qaaliya.
MrJabhad 2 years ago 11