Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1986 - Qeybta 35aad

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
45,079
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on May 25, 2009

Hees jacayl "Hadiimada" oo ay qaadayso Caasho Cabdow Saalim, Muqdisho, Soomaaliya, 1986.

Love song "Hadimada" interpreted by Asha Abdow Salem, Mogadishu, Somalia, 1986.

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 3 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (XasanBurhaan)

  • mee qofkii ilahaa caasho cabdow 11 nin baa u tumayaa waa run waa 11 nin oo suudaan ah oo daawanayaa hablaheena laafyhooda iyo quruxdooda

    spcilaly markay ciyaarayaan aaway fankeenii mise markaa awax wax tumaba maynaan lahayn?

  • @shaakir66 Walaal, Suudaam maha. Waa wada Soomaali kuwa muusikada u tumayo Caasho Cabdow oo qaarkood way dhinteen, qaar kalana waxay ku noolyihiin dalka iyo dibedda.

see all

All Comments (32)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wwwwwwwwwwwww  caaadi maahana

  • @Shaakir66 sxb suudaan ma aha dadka musikada u tmaya caasha cabdow ee waa somali waxaana ku jira macilin meysara sxb ookiyaalihii aa kaa lumey aan moodayaa.

  • there is a male version of this , can someone please tell me taah. sorry i told know how to write in somali but i do love my somali musicc :) *______*

  • ACW. Dhalinta waxaan si cad ugu sheegayaa in meeshu tahay Somali national Theater kooxduna tahay Waaberi Waxaan magacyadooda halkan ka xasuustaa Macalin Meysara ninka guitarka codka dheer tumaaya ee salxayaha leh ee ciyaaraya iyo Macalinkii weynaa Goobe oo kaanka tumaaya, mindhaa cajaladaha heesaha waaxbadan waad ka maqashaan HAYE GOOBE. Yarka foatka ama foodhida tumaaya waan aqaan iyo odeyga fiolinta tumaya hadaan xasuusto waan idiin soo sheegi. Hees aadu maqaan iga dheh. thanks soogeliyoow.

  • kuwii dhintay ilaahay ha u naxariiso kuwa noolna ilaahay ha u gar gaaro

  • waa mahadsantahay qofkii soo gashay iyo fanaanada Casho Cabdow.. great song

  • wow, fanaaniinta qaranku waxay sharaf ku lahaayeen markay joogeen wadankii, bal eega inta musicans ee u tumaya caasha cabdow, waa 11 nin,

  • dadkaan waa dhamaanyaan viva mama caasho abdow angel voice mama caasho heestaan iyada kaleed baa qaada jazz music waa hees aad u weyn heavy song

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more