borama xulka qaranka G/awdal somaliland
Uploader Comments (simoodiboy)
All Comments (17)
-
cause this do what the they want TO !!. i miss my homecity Borama. greetings from your son mama Borama. i'm now living sweden. but i will allways belong to you mama Borama
-
Oday baa yimid II BANEEYA WAXA IDOOR AH MEESHA MAY JOOGAN QUDHMISA ILAA QUDHMIS Hehehehe
-
viva awdal,viva somaliland,
somaliland yar iyo weyn way ogyihiin qiimaha awdal iyo dadkeedu u leeyihii qaranka xortaa ee somaliland.
awdal hoyga cilmiga somaliland,nabada,iyo horumarka.
we love you awdal.we love you borama
viva somalilandta cusub
bye
-
ilaahayooow ka ilaali il wax cawrida i love my town borama awdal indhihii basaasoow borame ma aragteen
hoyga tacliinta ,hoyga aqoonta ,hoyga indheergaradka ,hoyga wada tashiga ,hoyga quruxda ,hoyga jacaylka,hoyga mustaqbalka ,hoyga dalxiiska ,hoyga reeeeeeeeeer awdal viva borama dhaayhihii ku arkaa waano dhaxal u yeeshee
-
MASHALLAH BEAUTIFUL
-
big up borama... wat a beautiful city.. hold tight to all da footie players..
-
borama waxey ciyaartaa kubada ugu qurbadan somaliland sida arsenal iyo barcalona ayey u ciyaaraan burco nasiib bey kaga badisey
-
Burco ayaa marwalba ah Horyaalka Somaliland.. Hargaysina had iyo jeer guuldaro ayey lahoyataa...Guul Boorame iyo dhaman Somaliland...Waxan sugnaba waa Burco iyo koobka soo socda ..wayska cadahay inay Burco leedahay..
Simoodiboy Mujaaahid waan ku salamaye kakakak fighter youtube ayaad tahay walee rageediii Niyow dhowr adoo kale we need bro kakakaka kaftan bro anigu qudhmista idoor ayaan ku karbaasha meeshan keep going camii
takhsiin 2 years ago
thnkz indr i really appreciate your comment , thnkz again sxb
simoodiboy 2 years ago
simoodiboy halag baa tahay waraa qoraalkaga gartay niyaw sxb long time bro laguama hayo warkaaga soo daa
xamareyte 3 years ago
sxb waan wacanahay xamarayte adigu sideed tahay sxb .. dee meeshani qof walba user name ayuu wataa markaa sida la isku gartaa inta badan waa adagtahay sxb insha allah khayr baan ku rajaynayaa sxb
simoodiboy 3 years ago
is da hargeysa w0w beautiful lol
aragzen 3 years ago
no it's not bro, this is borama aint u shock when u hear the name......kkk
simoodiboy 3 years ago