heestan waxa samayey abwaanka da´a yar ee xasan dahir ismail weedhsame
oo ku nool magalada hargeisa waxa uu ka samyey abwanku heestan dhibta dhabta ah ee haysta caruurta somaliyed ee agoonta ah ee aan codkooda gadhsiinkarin meel fog kuwaas oo ay haysto dhibaato u gaar ah oo ay ka mid tahay in dagalka loo adeegsado iyadon cidna xil iska saarayn.
Waxa sameeyaay Hassan Dahir ( wedhsame)
Ahmedjibriil1 1 week ago
ninka sameeyey heesan waa lafoole thanks lafoole
azeez885 3 months ago
Dad is eedayoo is ugaarsadaa, Alla iga dhashooo, Kan iga iibiya EHEL igu dhawoo. Runti waa nahaysata wali, umadyahay waala isdila waana leyscafiya allah aa naleh dhibaatooyinka dhulkeyna hooyo iyo umadeyna ka dhaafa. Lafoole eebow weligaa nooloow. ur voice is excellent and thx to all who make tha music tha lyrics Abwaanka sare iyo walaalkeyna da'da yar bashiir hanuuniye
madeey1 9 months ago
omg ilinti ba iga dhamatay kan i biya ehel igu dhow
AmalDk1 1 year ago
لا حول ولا قوة الا بالله
mustafamahameed 1 year ago
this is realy good song and i fil like w are not human that is my only anw sroy those kid god bls them and thank u al of u guys abwaankii sameeyey inaba caadi ma ay ahan wadaniyadada iyo ciyaalka ad u hadashayba ilaahay ha kaa jaaiseeyo thank u bro same thimnk lafoole and hanuuniye
MrJamhuuri 1 year ago
waxan ahay agoon urugada la nool
nasirlove1 1 year ago
Excellent video walal ! thank U as well fanaan Lafoole, Abwaanka heestan and Bashir hanuniyeh. Hope we will do care about our orphan kids where ever they lives.
harguees 1 year ago
waa hees micno leeh ruunti oo wax jira ka hadlaysa
thanks for sharing
SLANDBALANBALIS 1 year ago