hargeisa sept 2008
Uploader Comments (foreignasset)
All Comments (17)
-
not somalilanders thats for sure, living in an inclave really has shrunk your outlook on life. sad.
-
who cares about xamar or eyl?????
-
nice
somaliland
-
thnks sxb walahi meelo badan o aan garanaayo ayaad ka soo duubtay waliba waxaa i cajabisay heesta iyo quxda wadanku sida aad iskula heshay
waad mahadsan tahay boqolkiiba boqol sxb
GOD BLESS SOMALIALND
-
nice
-
the south is much more varied, xamar has an extraodenarily beautiful bay much like eyl where the breze is cool and comforting.
-
lolz sxb, ninba mu ahayn ee inanbay ahayd oo wanu is afgaranay kkk.
-
wax u malaynaya shar lacabo kii kugu horeyay in lagugu magac daray lol. Hargeysa wan u dhashay naag yahow balse nasiib wanaag inta ku dhalatay ma ihi. maxad ka tahay ama ad ka soo ahayd hargeisa adeer? inan yar bad tahe cago dhigo. ha dagdagin waliga haddii kale liibax bad afka uga gali
War ma jimcad meesha ka soo duubtay dadku wada hurdan, albaabadaba u xidhan hargeysa business kkk ma sidii bay wali u fool xuntahay, boodh badnayda meeshu.
ethdiredawa 3 years ago
Haa sxb jimce ayay ahayd , boodhkaad sheegasidna waxba kuma arag aniguye way iska cawlantahay moyaane ma kii aad wadanka iyo daymoxun aad kala timid ayaa wali ka muuqda o aad isku aragtaa aduu
foreignasset 3 years ago
kkk... madax sxb nin aad u kaftan fiican bad tahay. niyow misha sheegtay magaceedu iguma cusba oo horan u malay balse ma soo xasuusto niyow, malahay isku xafady baynu noqon lol...
ethdiredawa 3 years ago
lolz waa surtagal inaan isku xaafad noqono.. kaftankuna waa halkiise se dad aan fahansanayn ayaan arkaa sida ninkaa aad is haysataan o kale
foreignasset 3 years ago