Waa Warbixin aad u wanaagsan oo si heer sare ah loo diyaariyay, loona agaasimay. Waxa cajiib ah sida wacan ee uu Af Soomaliga quruxda leh uu ugu duubay Dr. Kapchits. Waxa aan aad u xiisaynayaa sheekada oo dhammaystiran oo aan rajayanayo in degdeg loo soo gelin doono You Tube.
Dr. Kapchits mahadsanid. Barmaamujka soo dhamee pls thanks.
missgarowe 1 year ago
Cajiib Waxaaba i Cajabisay Ninka ka War Bixinaya Siduu Codkar u Yahay. waa Barnaamuj xiiso Baddan.
defrial 1 year ago
Cajiib. Waa barnaamij sare. Goormaa isaga oo dhan la soo daynayaa? I anxiously looking forward to it.
DarShube 1 year ago
Waa Warbixin aad u wanaagsan oo si heer sare ah loo diyaariyay, loona agaasimay. Waxa cajiib ah sida wacan ee uu Af Soomaliga quruxda leh uu ugu duubay Dr. Kapchits. Waxa aan aad u xiisaynayaa sheekada oo dhammaystiran oo aan rajayanayo in degdeg loo soo gelin doono You Tube.
GeelBoob
GeelBoob 1 year ago