viva waceysle viva abgaal walaalayaal waxaa jira dad jiran oo ilaahay xumaan ku abuuray qalbigooda oo magacyo kale soo qaadanaya calankaan waa qurux puntland way ku faraxsan tahya maamul;kiina geediga wada horey u socda waa inaad shaqeysaan hard work schools, hospitals and and water horey u socda long life waceysle
waraa waxa aad ka doodeysaan macno ma sameynayaan, calan wa astaan waana maro-dhar- anigu ma dhaheen puntland keeda ayuu u egyahay, wuxuuba iila egyahay calanka jabuuti. lakin waa cadi adduunka waxa jira wadama badan oo isku calamo eg, sow ma arag wadamada carabta badankood anigu kalama saari karoba. any way iska baashaala reer mareeg na horumar iyo hogaan wanaag somalida kale ku dayato ayan u rajeynayaa.
@Saanjo1 sxb horta calanka iskuma eka xidigta calanka mareeg wuxuu ku yaala dhexda .. tan putlanda wuxuu ku yaalaa geeska ..mida kale we all somali at the end i love mareeg also i love putland both are my countreis ,,,
@Garadsaleban meesha qabiil looma joogo ee ka ilbax badawyahow kaad xumaynayso iyo kaad amaanaysoba waa somali, ilaah haku hanuuniyo bro waad xanuunsantahay, maamulwalba oo somali ah waa ii mid anniga.
nohateno1 10 months ago
viva ilmo cali cismaan viva warculus cali cismaan viva mareeg viva galcad
viva gal libaaax viva ceel dheer viva masagawaay viva cige viva dhamaan mareeg state
MrDhibac 10 months ago
viva waceysle viva abgaal walaalayaal waxaa jira dad jiran oo ilaahay xumaan ku abuuray qalbigooda oo magacyo kale soo qaadanaya calankaan waa qurux puntland way ku faraxsan tahya maamul;kiina geediga wada horey u socda waa inaad shaqeysaan hard work schools, hospitals and and water horey u socda long life waceysle
dalmarqaran 10 months ago
dhulku kala balaarane kala bilic wanaagsane waligiin ceel dheer ma barateen .wawawawawawa runti been lagama sheegin
maskanini 10 months ago
waraa waxa aad ka doodeysaan macno ma sameynayaan, calan wa astaan waana maro-dhar- anigu ma dhaheen puntland keeda ayuu u egyahay, wuxuuba iila egyahay calanka jabuuti. lakin waa cadi adduunka waxa jira wadama badan oo isku calamo eg, sow ma arag wadamada carabta badankood anigu kalama saari karoba. any way iska baashaala reer mareeg na horumar iyo hogaan wanaag somalida kale ku dayato ayan u rajeynayaa.
Mansoor191 10 months ago
@Saanjo1 sxb horta calanka iskuma eka xidigta calanka mareeg wuxuu ku yaala dhexda .. tan putlanda wuxuu ku yaalaa geeska ..mida kale we all somali at the end i love mareeg also i love putland both are my countreis ,,,
MrTosane 10 months ago
It doesnt matter we both somalis and we will always die for somalia, so doesnt matter if we share the flag. Long Live Puntland and Mareeg.
rahsomali 10 months ago
@mrtosane ok bro waan iska kaftamaayey waa caadi hadduu isu eg yahay xataa haddaba calanka blue ayaan wadaagnaa somaliweyn ayaan wada nahay viva somalia iyo casimadeena muqdisho
Saanjo1 10 months ago
@Saanjo1 sxb adiga ayaa ceyda bilowbay ,,qabiil dhan aa wax ka sheegtay ,,, adiga shaqsi kaliya ayaa tahay .... hadii calankaan uu eg yahay calanka putland waa qalad in lasoo qaato ... anigeena ceeb noo tahay ,,,,, hadii uu eg yahay sida ugu dhaqsaha badan in loo bedela waaye..
MrTosane 10 months ago
abgaaloos calanka puntland hadaad dhaafi weysaan beesha caalamka ayaan idinku dacweynaynaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk kikikikik kuuu no copy calanka puntland
Saanjo1 10 months ago