Dagaalka Soomaaliya Jihad Miya Mise Fitnah- By Sheikh Ayed Al-Qarni
Uploader Comments (AbdullahEspanol1)
Video Responses
All Comments (25)
-
@IslamInternationall walykumsalam i dont understand unfortuntely sorry
-
@hydromalik As salamu alykom, what's is he saying, jazak Allah khair
-
sheikh Caidh Alqarni Allah haku xifdiyo. Ninka layiraah shipshipdhe, walaal carabiga iyo diinta baro marka hore intaadan afka kutaagin. Alshabaabka soomaalida laynaya ha ogaadeen allah inay iyagoo qaawan oo baahan horistaagi doonaan! Culumadii muslimiinta oo dhan waxay noo sheegeen dhiiga soomaaliya ladaadinayo inuu yahay "fitno" . Illahayow anagoo qof aan Islaam ahayn aanan dilin ama kufarxin adduunka naga oofso.
Walaalka turjumayey mashallah Carabigisa,Soomaaligiisa xoogaa ha muraajaceyo.
-
alaaaaaaa i love sheikh aid ilaahay dartiis
-
sheekha khayr alaha siiyo lkn ninka afsomaliga ku turjumaya waxuu katagay hadalo muhiim ah oo shiikha uu kusheegay afcarabi.waxaa fiican in qof luqada carabiga yaqaana yaqana uu fasiro hadalka sheekha,wadadka asaga yaa wax wacdinaya lkn hadalkisi wax badan yu katagay oo muhim ah.tankale carabi ayuu carabi ku fasirayaa meeday luqadi afsomaliga.sida tusaale ahaan"ATAXADAAKUM"marki afsomali lobadalo waxa weye waan idin caraynayaa,carkeena macnaha yuu kawadaa sheekhana maba fasirin.
-
Masha'Allah i love Sheikh Ayed Al-Qarni May Allah increase him in rank and spare him from hellfire Ameen , JazakAllahu kairan AbdullahEspanol1
-
hmm... what are they saying?
-
جزاك الله الف خير يا شيخنا الدكتور عايض القرني انا نحبك في الله للاسف ما شاركت في برنامجك انت لم تنس محنة الصومال ولن تنساك الصومال ابد الابدين
اين تم تصوير هذا البرنامج ????
baghdadialarabi 3 weeks ago
@baghdadialarabi London akhi
AbdullahEspanol1 3 weeks ago