Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

somali Qaad ama Jaad

Loading...

Sign in or sign up now!
138,161
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 16, 2007

jaadka ( qaadka ) iyo wax yeeladiisa

Category:

Autos & Vehicles

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 4 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • qayrkaa shaxaad hana qajilin qaadow adigaa leh, qalbi qooqan qoora aan waxtarin qaadow adigaa leh, afqashuusha oon cadaygu qaban qadadow adigaa leh,

    NO WONDER WHY OUR BEAUTIFUL GIRLS END UP WITH UGLY FOREIGN GUYS.

  • Allah yaa arxama abshir bacad leh malin dhowayd buu ku dhintay xamar ilahay naxariistii jano ha ka waraabiyo amiin

see all

All Comments (96)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • saxiiiix qaadka qasaaro badan bee u tahay somalida raga somali jaadka caruurta bee ku iloowen iyo xaaska somali aqlii ma lahan

  • waa ninka kaliya oo reer koofureed ah oo hadana ugabya sidii poets ka north somalia. when im saying north somalia, im talking about puntland and somaliand. and western somalia ongadens. reer koon fureedka saan badanaa umagabyaan.

  • Qaad waa mid dhaqanka sooomaali ka mid ah jecloow ama nibcoow

  • wax badan oo beena ayaa ku jira gabay gan intii xumayd uun ayuu soo u ruuriyay qof wax fiican maxaa u diiday in uu ku daro qofba waa sida uu u adeeg sado qaad kuye waa in wayn oo in badan u ruurinaayay xumaanta oo qudha wanaagana laga qariyay alaylee sidii nin wayn wax uma sheegin

  • wax badan oo beena ayaa ku jira gabay gan intii xumayd uun ayuu soo u ruuriyay qof wax fiican maxaa u diiday in uu ku daro qofba waa sida uu u adeeg sado qaad kuye waa in wayn oo in badan u ruurinaayay xumaanta oo qudha wanaagana laga qariyay alaylee sidii nin wayn wax uma sheegin

  • Very True. 

  • @liibaan1990 walaal, dadka waa loo duceeya, aniguba waan necebyahay qaadka, laakin habaarku waxba ma taro. Allah ha soo hauuniyo .

  • Qaad iyo wixii cunaba nacalaa ku taal......

View all Comments »
Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more