Cabdisalamow jazaakallaah , sidda kuwad wallaal , waxaaa aad u ficnaan lahayd inaad kuturjumto af engiriiska qaybta ka hadlayssa budhcad baddeedka iyo sababta ay u qaateen hubka ! Waayo eurupta iyo marakaynka been bay kasheegaan budhcadka oo way khabeeyaaan sunka ay kushubayaan xeebaha somaliya
Asalamoualaykoum Somaliyeey , Wallaahi waxaa idhibayaa dadka somalida ee dul ajanabi lagu dhibaataynayo ee lagu dilaayoo ! War iskutaga dhanliyarow oo kuwa wadanka burburinayaa haan iska qabanoo 20tan sano ayeey na haystaan ! Inchallah , illaahay hana mideeyo quluubteena allahoumasalliallamuhamad Amin
waxaan jeclaanlahaa in ay Soomalida ka wada hadlaan arrinta QAADKA iyo KHAMRADA ee waayahaan ay aad ugu bateenragga Soomaliyeed, qaas ahaan kuwa joogaan Yurubka.
Waxaadse ogataan qaadka aad lacagtiina ku bixiseen, in lacagtaas lagu dhiso kaniisado ee wadanka ethopia.
Ma mustaqbalkii caruurteena ee aduun iyo aakhero ilowdeen?
Waxaa iga talo ah in dar Alle (SWT) isu cafisaan, Qabiilkana, iyo jaahilnimada daysaan oo ogaada qof waliba wuxuu galabsadey waa la su'aalayaa yawmal qiyaamaha.,
meel kasta waan ku rafaadsan nahay allahayow dhibta naga saar ilinbaa iga timid wiilka dukanka jooga markow yiri meel aan u noqono ma lahan waa runtiis walaahi wadankeeni masiiba ku dhacday dhulkii gaalane nalagu ciil yaah allaah dhibta naga saar

sajokal20 1 year ago

I SEE ONLY NUCLEAR FAMILY, IAM LOOKING SOME EASTAFRICAN SUCH CUSHITIC SOMALIAN PEOPLE,
cobra09006 1 year ago
nice
awjaama 1 year ago
Wariyaha casriga iga dheh lol
SomaliHanoolaato 2 years ago
Jazaka Allah Sheekh.
waxaan jeclaanlahaa in ay Soomalida ka wada hadlaan arrinta QAADKA iyo KHAMRADA ee waayahaan ay aad ugu bateenragga Soomaliyeed, qaas ahaan kuwa joogaan Yurubka.
Waxaadse ogataan qaadka aad lacagtiina ku bixiseen, in lacagtaas lagu dhiso kaniisado ee wadanka ethopia.
WeBorn2DieAnyTime 2 years ago
asalaamcaleykum waraxamtullaahi wabarakaatuh
SUBXAAN ALLAH.
IS QARXINTA WAA XAARAAN.
MUSLIM OO MUSLIM KALE DILANA WAA XAARAAN.
Soomaliweyn maxaa isu nacdeen oo isu dhameyneysaan?
Ma mustaqbalkii caruurteena ee aduun iyo aakhero ilowdeen?
Waxaa iga talo ah in dar Alle (SWT) isu cafisaan, Qabiilkana, iyo jaahilnimada daysaan oo ogaada qof waliba wuxuu galabsadey waa la su'aalayaa yawmal qiyaamaha.,
wa salaamcaleykum waraxamtullaahi wabarakaatuh.
WeBorn2DieAnyTime 2 years ago
adoo nugaan ku nool
qadra11 2 years ago
Waryaa
Ninkii Indhacade ahaa oo calaacalaya. Imisuu dad dilay ama dhibay. Shaydaan iyo Shaydaan way is yaqanaan. Tolow ma kuwuu tababaray ayaa lagu saliday?
Fooxle 2 years ago
meel kasta waan ku rafaadsan nahay allahayow dhibta naga saar ilinbaa iga timid wiilka dukanka jooga markow yiri meel aan u noqono ma lahan waa runtiis walaahi wadankeeni masiiba ku dhacday dhulkii gaalane nalagu ciil yaah allaah dhibta naga saar
qadra11 2 years ago 2