20 sano ayaan dalkaygii hooyo ka soo magnaa,wali kuwan oo kale maan arag,waa kuwa dawladii hore,wrlords-ka gacanta hoorsada,intuu isku sheegayo ehlu suna oo xabaalaha caabudayo muu yidhaahdo waxaan ahay muslin, walee sidaa kuma gashaan jano.ilaahay ha soo hadeeyo; aamiin.
Wahabiyadad sheegayso waa kuwa maanta somaliaba kalawada, oo dhaqaalaha ugu badan haysta...intay kuwa kale ku mashquulsanyihiin siyaaro iyo agoon xoolo lawaydiistay, iyo wadaado beri hore dhintay oo qabriyadooda lagu dul wareego
Qardho, Waxaan moodaayaa inay adiga jaahilnimada kugu waynaatay oo ilaahay indhaha ku tiray. Sheikh waxaa laga yaabaa oo dhici karta in kan ku dhalay, kii sii dhalay, iyo kii sii dhalayba ay dikrin jireen. Dikrigana waa wax magacyada Illahay lagu dikrinayo, amd nabigeena Maxamed SCW lagu amaanaayo, haddii aad diidantahay in magacyada Illahay lagu dikriyo in Nabiga la amaano adiga ayaaba jidka qaloocan ku socda ilaahay haku soo hanuuniyo.
kan jahilka ah ee wax nacladayaha firi wa suufi suufinimo ku weyntahay war sufiyada wax yar ayey u jiraan shicada ilaah ayaa mahadleh naga soo garay hada wax ay ka yihin wadanka ma jiraan waa qorax sii dhaceysa mar dhowna waa laga waynayaa somaliya insha allaah wax ku qaraabta diin ben ah qabuuro la dawafo iyo xoolo la qalqalo iyo qasiidooyin la aqriyo iyo durban la qaraaco waxaas ma diinbaa xadro iyo waxas intey sameyaan ayey leyihin waxaan nahay ahlu sunah wal jamaaca benbadnayasha
ahlu sunna waakuwan aad halakan uga jeedid raggii usoo halgamay diinta
Abdullahi169 1 year ago
20 sano ayaan dalkaygii hooyo ka soo magnaa,wali kuwan oo kale maan arag,waa kuwa dawladii hore,wrlords-ka gacanta hoorsada,intuu isku sheegayo ehlu suna oo xabaalaha caabudayo muu yidhaahdo waxaan ahay muslin, walee sidaa kuma gashaan jano.ilaahay ha soo hadeeyo; aamiin.
ilyaas123 2 years ago
ma ogtahay in ilaahay cidaan ka ahayn ayna waxba nacladi karin?..mise suufiyadu waxay aaminsan yihiin qof walba inuu wax nacaladi karo? ii faahfahi sxb
HolacX 3 years ago
Wahabiyadad sheegayso waa kuwa maanta somaliaba kalawada, oo dhaqaalaha ugu badan haysta...intay kuwa kale ku mashquulsanyihiin siyaaro iyo agoon xoolo lawaydiistay, iyo wadaado beri hore dhintay oo qabriyadooda lagu dul wareego
HolacX 3 years ago
sxb nabiga jacaylkiisa cidna madiidana, laakin waxa ladiidayaa dadka xadroonaya, boodbodaya, micnaha jidbeysan...nabiga amaan oo jeclow, laakin uma baahnid inaad xadka ka baxdo.
HolacX 3 years ago
intaad leedahay ahlu sunnah wal jeemacah in aad u jihaadid????
war ilaahay ka baqa oo ilaahaygii ku uuntay un caabuda. maxaa khalqi kasoo haray aad ka baryi oo waliba dhintay. war ilaaha ku abuurtay barya.
macaanjecel1 3 years ago
hadaad diyaar utahay in aad naftaada iyo maalkaaga ilaahay dartiis u jihaadid. orod gaalada wadankaaga ka kaxayso duliyahaw, mise muslimiinta baadilka kaa qabanaya baad rabtaa in aad dagaal ku qaadid kuwaas oo sharaftaada difaacaya
macaanjecel1 3 years ago
ALLOW WAHABIYADA NAGA QABTA!
eyub77 3 years ago
Qardho, Waxaan moodaayaa inay adiga jaahilnimada kugu waynaatay oo ilaahay indhaha ku tiray. Sheikh waxaa laga yaabaa oo dhici karta in kan ku dhalay, kii sii dhalay, iyo kii sii dhalayba ay dikrin jireen. Dikrigana waa wax magacyada Illahay lagu dikrinayo, amd nabigeena Maxamed SCW lagu amaanaayo, haddii aad diidantahay in magacyada Illahay lagu dikriyo in Nabiga la amaano adiga ayaaba jidka qaloocan ku socda ilaahay haku soo hanuuniyo.
sagaaro206 3 years ago
kan jahilka ah ee wax nacladayaha firi wa suufi suufinimo ku weyntahay war sufiyada wax yar ayey u jiraan shicada ilaah ayaa mahadleh naga soo garay hada wax ay ka yihin wadanka ma jiraan waa qorax sii dhaceysa mar dhowna waa laga waynayaa somaliya insha allaah wax ku qaraabta diin ben ah qabuuro la dawafo iyo xoolo la qalqalo iyo qasiidooyin la aqriyo iyo durban la qaraaco waxaas ma diinbaa xadro iyo waxas intey sameyaan ayey leyihin waxaan nahay ahlu sunah wal jamaaca benbadnayasha
qardho75 3 years ago