ahaha Dotcomman waa new Amiin Caamir and Saafifilm ....Waxaa tahay anti borin ku soo tuur marba wixii cusub Well done barta kaga hay Udub hees cusub ayaa waxaa u soo wada fanaanka caanka ah ee Treddy afro
Hehehe ... Odaygi Yaraaye Walaalayaal ... Iyo Xisbigi Kulmiye ... Waxa aan Kula Talinaya in ay doorkaa soo socda ... Dooorashada Puntland iso diyaariyaan .. Meeshan Cid kaloo aan ahayn Udub wax ka qaban mayso
udub waa xisbi jira mida kale kulmiye inay ku guul daraysteen shirkoodii way inoo wada cadahay waana la wada ogaaday sidee bay markaa somaliland u maamul;i karaan ,somaliland dadkeedii hadaanu nahay uma ogolaanayno in uu na maamulo nin h jeclo gar adag ku shirinayaa oo qabyaalad nagu celinaya
UDUB party are corrupt,inefficient and aspire for unification with Somalia. We should never elect again this corrupt bunch of self interested useless inefficient government again. Somaliland has seen Rayaale and his corrupt government and we do not want them again ever.
waxaan ka xumhay in shacabkii waqooyi galbeed loo bahal galiyay soomaalidii kale oo kooox yari ku beertay cuqdad ay ka qabaan soomaalidii kale dadku ma oga in qoomiyadii soomaalida ahayd la rabo in la tir tiro war soomaaliyeey wax fahma inta aaanu wakhtigu idinka dhicin ma fahmaysaan ?!!!!
lool sxb,sxb magaca iga qaldamaye wanigii dib u qoray ''Gaboose'' ayu aha dhakhtarku, lol shalay man dhalan ee hadad i rumaysanaysid 88 ayaan hargesa ku cararay, familigaygana dad badan aya ku dhintay (SNM). sxb marka ma waxad i ledahay Kulmiya duni so afduubi? mise silanyo ayaa dunida xukuma? sxb kulmiya waxba mesha kuma hayo runta ha laysku sheego...dan u gar ah mahee wa tu qaran , una u tegi karaa tu gaar ah oo wa xor, vacation madaxwaynuhu u ubahanyahay. Somaliland ha noolato.
Faqash/UDUB way dhacysaa ee sii tukhaantukhiya. VIVA Kulmiye!
mykulmiye 1 year ago
ahaha Dotcomman waa new Amiin Caamir and Saafifilm ....Waxaa tahay anti borin ku soo tuur marba wixii cusub Well done barta kaga hay Udub hees cusub ayaa waxaa u soo wada fanaanka caanka ah ee Treddy afro
bogaad09 2 years ago
Hehehe ... Odaygi Yaraaye Walaalayaal ... Iyo Xisbigi Kulmiye ... Waxa aan Kula Talinaya in ay doorkaa soo socda ... Dooorashada Puntland iso diyaariyaan .. Meeshan Cid kaloo aan ahayn Udub wax ka qaban mayso
botaan 3 years ago
Akhyaarta Youtube Salaan all. aniguna xagan iyo Paltalk oo Jaarkiina ah oo aad walaalo ku tihiin Aalada Internetka ayaanu joognaa Wax aduunyo ah oo layska doonayaana ma jiraan. Walow uu nagu geedgaabtay.
Bye Walaalkiin oo muslim ah.
TooCiye 3 years ago
Dayday ilaa dayday: Waar maxaa meesha yaala Nabada uu dadka isku dhexmaryo bay kuwana u haystaan meela waxa lagu hayo. Waar meesha dhan 25 million oo cawil estimation ku sii sameeyo oon xataa sooba xeroon baa meesha yaala. Ragan adeer nabada yar ha iska tuuri yaa yiraa. Hadii kale waxaan ka filayaa dhiilkii Haragysaa buuxsamay oo xilgii la daadinayey gaadhay.
Ducaale179 3 years ago
udub waa xisbi jira mida kale kulmiye inay ku guul daraysteen shirkoodii way inoo wada cadahay waana la wada ogaaday sidee bay markaa somaliland u maamul;i karaan ,somaliland dadkeedii hadaanu nahay uma ogolaanayno in uu na maamulo nin h jeclo gar adag ku shirinayaa oo qabyaalad nagu celinaya
lafcanbe88 3 years ago
UDUB party are corrupt,inefficient and aspire for unification with Somalia. We should never elect again this corrupt bunch of self interested useless inefficient government again. Somaliland has seen Rayaale and his corrupt government and we do not want them again ever.
YEELKEED 3 years ago
waxaan ka xumhay in shacabkii waqooyi galbeed loo bahal galiyay soomaalidii kale oo kooox yari ku beertay cuqdad ay ka qabaan soomaalidii kale dadku ma oga in qoomiyadii soomaalida ahayd la rabo in la tir tiro war soomaaliyeey wax fahma inta aaanu wakhtigu idinka dhicin ma fahmaysaan ?!!!!
inaguluyux 3 years ago
mafiayada cashuurta agoonta jeebka ka buuxsaday een waxna u qaban wakhti kooban baa u hadhay
togdheerman 3 years ago
lool sxb,sxb magaca iga qaldamaye wanigii dib u qoray ''Gaboose'' ayu aha dhakhtarku, lol shalay man dhalan ee hadad i rumaysanaysid 88 ayaan hargesa ku cararay, familigaygana dad badan aya ku dhintay (SNM). sxb marka ma waxad i ledahay Kulmiya duni so afduubi? mise silanyo ayaa dunida xukuma? sxb kulmiya waxba mesha kuma hayo runta ha laysku sheego...dan u gar ah mahee wa tu qaran , una u tegi karaa tu gaar ah oo wa xor, vacation madaxwaynuhu u ubahanyahay. Somaliland ha noolato.
jimauSL 3 years ago