SHAXDA BUHODLE waa halkii ay ka bilaabatay magaalada buhoodle hadana banaankay ku taal waxaaana ku yaalay Ceelal ay si gaara u leeyihiin Qabiilka la yiraahdo CALI GARI waxaana ay leedahay lix DAW ama Wado oo laga soo glo mid walbana waxaa si gaara u lahaa oo ka soo gali jiray Beel ka mida lixda Jilib ee REER CALI GARI ka kooban yahay
my walalkay qaali Cegaag 4 life manshallah ilahay ha inoo ka daayooo ameen ameen
mizzlaascanod 1 day ago
NICE SONG WOW
KAMANEFIISO 3 days ago
wow masha allah
cade989 1 week ago
Heestan xasus dheeer waye viva shaxda somalia hanoolato
ifraaah 4 weeks ago
viva khatuma state,awdale state, puntland ..and all the other somali states........helll to SNM idooooooooooooor go to heeeeeeeeeeeell........
kubrasaliim 1 month ago
wooow ceegaag nooloow czn viva SSC
MrMaguure1 1 month ago
Maasha allah cod faseex ah saasoo kalaa loo heesaa ama wa la iska daayaa heesaha. Ahmed Ceegaag waa fannaan cusub baan u gartay
Gacmadheere1984 1 month ago
@daadka10 shaxda waa magaca qadimi ah oo buuhoodle la dhahaa, niyow lakiin mindbaan umada layabay maxaa magacyada dhulbahante dadka kale u jecelyihiin halkaa nugaal Mj ayaa sheganaysa halkan Cayn isaaqba donaya in uu nagula dhuuqo, taasi waa tariikh yaranta umada kale.
casoowe100 1 month ago
SHAXDA BUHODLE waa halkii ay ka bilaabatay magaalada buhoodle hadana banaankay ku taal waxaaana ku yaalay Ceelal ay si gaara u leeyihiin Qabiilka la yiraahdo CALI GARI waxaana ay leedahay lix DAW ama Wado oo laga soo glo mid walbana waxaa si gaara u lahaa oo ka soo gali jiray Beel ka mida lixda Jilib ee REER CALI GARI ka kooban yahay
DhammeYasin 4 months ago
wooooof my pple shaxda....vivaa dhulos ...wixii cadowgeena ah isagey u taalaa...ssc
gablax 4 months ago