Musharaxa u tartamaya Congress-ka kana socda xisbiga Republica-ka ayaa usoo qaatay caruurta Soomaaliyeed iyo waaridkooda.
English: For my daughter and her class, for the teacher be held responsible for not only the way she learns, but that child next to her who might be from another country maybe from Somalia where she maybe coming from a country where she wasn't educated, or her parents aren't educated, they maybe illetrate and to hold the same standard for my daughter growing up in American household and illetrate coming from another country...is a little bit problematic.
Pat Tiberi (Ohio -R) hadalkiisii oo aan turjunay wuxuu ahaa sidatan"...Gabartayda iyo fasalkeeda, Macallinka mas'uulka ka ah sida ay wax u barato kaliya maahane , laakiin gabarta iyada ku dhagan oo laga yaabo inay ka timid dal kale sida Soomaaliya, halkaasoo laga yaabo inay dalkeeda wax kusoo baran ama waalidkeed uu isana waxba baranin, waxaa laga yaabaa inay yihiin aqoon laawe, in gabartayda lala barbardhigo iyadoo ku kortay guri Maraykan ah iyo Aqoonlaawe ka yimid dal kale waa wax dhibaato ah."
Insult to Somalis in Ohio.
benzin2000 3 years ago
what do mean Mr Tiberi...
benzin2000 3 years ago