Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Jabkii Xabashida Gaadhay Iyo Heydaartadii Rag Gaadhay

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
22,243
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 29, 2008

Waa Gabayagii Abwaanka Weyn - Maxamuud Maxamed Fidhin - Jabka Xabashida

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wuxuu ahaa geesi qaali anigoo hor fadhiya ayuu hotayda ka agabyay gabaygan

  • markaas ayay inoo dhaway laakiin tolow reer ayayday waxaa lagu naca ogaadeeniya awoow sameeya wax kale dhulkana ha loo bixiyi inkasta oo aanu agaadeen dhib ku hayn hadana cid wax magarata ayaa diidaysa idina midooba maanta isu raaca kilarka iyo in aynu maanta tigraaga la shaqaysano

  • waa gabay khatar ah walaahi,alle xabashi hajabiyo

  • Waxan ahayn ummad mideysan, sharaf iyo heybad dunida ku leh....Allahow sharafteenii noosoo celi..Allow umaddeena midee..SOMALIA HA NOOLATO!!.

  • @Hidayo12 LMAOO ur funny as hell wallahi...dumnn leave both of them & come 2 me bbz :D :D

  • Please Fadlan,

    Stand Up For Peace And Unity Of Somalis,

    "Peace Unity Progress Justice And Equality" Somalia4Somalis

  • magacii fannaankan plz

  • @Hidayo12  kakaka waad waalantahay : -)

  • waa rageedii gabayga sidii sayid maxamad cadule xasan oo kaluu u gab yayaa been tood maaha weey iska dhac shaan waligiin hays dhii bina oo midooba ilaa aad dhul kiina soo dhac sataan dadka soomaali gal beedna waa walaalo waxayna lee yihiin cadoow qura

  • wakaa gabay soomaalaay maxamuud maxamed fidhin walaahi waa nin qaaliya waa xiligii 77kii gabaygani ee xabashidii kalitaliska ahayd markii ay isku dhaceen soomaaloo idil soomaali wayn iyo soomaali galbeed ayuu gabaygani soobaxay walaalayaal nin kani waaa halgamaa wayn ciyaar maaha waa nin soomaali galbeed ah ciyaar maaha markaa iyada ah qabyaaladi majirin soomali mid bay ahayd walalayaal waxaan inii sheegayaaa walalayaal intaas hadii aan kabaxo soomaali waa sunta hargaha weeyaan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more