Ciyaarihii xiliga kuleelka ee Wadanka Holland,ayaa Maanta waxaa isaga horyimid 8-Kooxood,kuwaasi oo ku tartamayey koobka ciyaarahan loo qabto.
Ciyaartaasi oo sadex wareeg aheyd ayaa ugu danbeyntii waxaa isugu soo harey Labada kooxood ee kala ah Vlaardigen iyo Hirda.guushiina waxaa halkaasi ay ku raacday Kooxda Hirda oo 2-1 uga badiysay Vlaardigen.
Link to this comment:
All Comments (0)