war bal addunyada ilahey waxaasoo kalaa dunida ilahey dhooban anakaa amar argnay bal hadeysan rabin mowliid rasuulka scw mexey ka rabaan dadka rabaan oo jecel oo maxabada rasuulkana heyso ilahey amarkiis.
saxaabadi taabiciinti bey ku leeyihiin idiinkaa diinta iska indha tiraaye culimada ilahey iyo rasuulkisa jecel afka duufarkaa kala baxa wacalayohow wacadalaa hoog iyo halaag ku sugan tihiine SUBXAANALAAH waa dad sunnada rasuulka lagu diray daliil kastoo loo keenana dad ku qancaaya ma moodaa.
nabigii scw asxaabtiisii, taabiciin& taabitaabiciin midna masa mayn mowliid waa iska cadahay bidca in ay tahay, laakiin ilaahay qofkuu doono ayuu hadeeyaa, dadka wakhtigan jira ma ayagaa nabigay ka jecel abuubakar rc asxaabtii seefta is kaga dhigi jiray jihaadka,nabigo scw la jecclaado waa sunnahiisa & quran ka oo lagu dhaqmo,xadiith saxiix ah ama ayaad quraan ah oo leh mowlid ka nabigaa loo dabaal dagaa majirto,ee sifiican diinta haloo barto hala iska daayo blind following,may allah guide us

suufiya 2 years ago

Rumaysa144 3 years ago
masha allah, thnxx 4 posting this Ahlusunaseattle, jazzzzaaaak
Ashwaaq0 3 years ago