Kooxda Waaberi & Khartum, Suudaan, 1984. Ciyaar Dhaqan - The Waberi Troupe in Khartum, Sudan. Traditional Dance, Folklore.
Walaalka Rengier oo reer Suudaan ah wuxuu inoo xaqiijiyay in bandhiggan lagu qabtay Guriga Saxiibtinimada ee Khartuum, inta u dhexeyso 1980 - 1981. Wareysiyaduna leh TV-ga Omdurman ee Suudaan.
Brother Rengier from Sudan confirmed us that this show took place at the Friendship Hall of Khartum and that the interviews were conducted by Omdurman TV.
wax laga dhargaayo maaha.quruxda iyo cayaarta wanaagsan oo ay soo bandhigeen
SOOMALIYA MARKII AY QIIMAHA LAHEYD.
gureyful 10 months ago
xasan walaal waxa tahay nin qiiro wadaninimo ka muuqato taasoo waayadanba soomaalidii ku yaraatay dadka markay illaahay aaminaan waxaa ku xigaa waa dhulka hooyo danta guud nasiib daro nimanka ugu magaca wayn loogu jecel yahay waa kuwii dalka gubay waxay kor uqaadeen caqiidadii loogu jeclaaQabiil
SAMSAM1417 1 year ago
Look here. Why people choose to embrace other cultures is out of mind. When we have our own which highlights the values of life, modesty, bravery and appreciation of life. Instead we allow outsiders to come and tell us what we do is wrong and bad. Its a shame.
When i watch this i see life. (+**THIS IS LIFE**+)
XasanBurhaan ++++
CALLINGALLTOLOVE 1 year ago
This is what i can look at and be 100% Proud
CALLINGALLTOLOVE 1 year ago