Waa Maadeeys Addunyadu, Dadkuna Way Matalayaan - Q7
Uploader Comments (XasanBurhaan)
All Comments (12)
-
ma aniga moodey mise calaamadi kiristankay wataan qorigay wadaan eega subxanallaah
-
XasanBurhaan walal can you reload Riwaayada, it is fast forwarded,
-
ruwaayadi waa tii sibgub ugu dambeysay waxuu alifu
-
xasan Burahaan sxb aad ayaad u mahad santahay sxb dee lakiin baryahan wax cusub kaama hayno sxb soo badi
-
cajiib
-
Aar waa maxay nooc minal abliiskani - lol
-
"waxaan shalaytoo yeelaa maantana layaabaa=)israaci waqooyi iyo koonfur!!!berigaan muqdisha joognay waxaan oran jirey war dadkaan khaldaamiinta maxaa waalaya? waa gartood ileen wuxuush reer koonfur yaa waxkudarsan karaa?bal arag waxa ka taagan hadah,markay qabiil ka daaleen bey calan madow afghanistan kala yimaadeen. reer somali land hadey koonfur wax ka soo haraan waa iney idiin yimaadaan iyagoo ilkaha ku sida oo idin yiraahdaan inoo taliya.
-
XasanBurhaan, sxb soo upload garee Riwaayadii Masiibada Aduunyadu iyadaa u Macalin ah hadii aad haysid.
Dear Kayqabe, you are right! Some parts are fast and I still find them gracious. I'll do my best in to re-upload the whole play in the months to come. Sorry, I am quite busy and travelling.
XasanBurhaan 10 months ago
Walaal mahadsanid, laakin ruwaayaddaas waa la la' yahay
XasanBurhaan 2 years ago