Wargelin Sh Cumar Faaruuq oo shegay in ay banaan tahy in gaalo la keeno dalka iyo caasho abdale

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
59,870
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jul 24, 2010

Sh cumar faaruuq oo sheegay in ay banaantahay in dowladu soo adeegsato ciidamo shisheeye waraysi aan la yeelanay caasho ahmed cabdale musharax mahamed saleebaan oo qudbad ka soo jeediyey

Category:

Entertainment

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 6 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (26)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @kenyayetu100 true that

  • Asc sheekha sida loowaydiiyey su'aasha ayuu uuga jawaaban. Sheekh walbana sida loowaydiiyo ayuu su'aasha uga jwaabi lahaa marka yaan sheekha lagu been abuuranin. Oo wax maldahan loo hoos galinin......

  • Just listen to this PRESIDENTIAL CANDIDATE'S MANIFESTO.He started with dividing the somalis who he expects to lead.He already isolated those fighting the government and that is not a way to lead a country out of civil war.Whatever differences a president has with a section of his citizens he should be building bridges not erecting borders.According to me he already failed.He is divisive and inexprienced.I therefore ask him to rule himself out of the race for the sake of Somalia

  • This is a shit channel.Just like BBC, SKY, CNN and other channels with vested interest it wants to brainwash into believing that anything that is against western interests is bad.The channel is misinterpreting the sheikh and we should see things as the are.Its much broader than Alshabaab and we should be able to address the deeper issues here and stop been petty.We are selling our souls for peanuts.get real

  • Alayah raxmak sheikh Omar

  • alaahu yarxamhu shequnaa 

  • alshabaab iyo wahaabiyo iyo kuwa dadka qalo asagaa madax u ahaa.waxaana daliil u ah dagaalkii boosaayo gedo,dhuusamareeb,baladweeyne raali buu ka ahaa.waana jihaad buu yiri dagaalkii boosaaso

  • Alle ayaa la xisaabtamaaya waxuu diinta islaama is daba mariyeey

  • sheekh cumar faaruuq waxaa caayaya kuwa hadeer dhibta ka wada wadan kooda oo laynaya dadkooda iyagoo mashaariic kusoo qaatay inay umada qaxiyaan war cumar faaruuq waa sheekh diinta ka runta sheega ee wiilasha yar yar oo wax ka sheegayoow waxaad tihiin kuwii shalay qabiilka ku dagaala mayay maantana diinta ku qaraabanaya oo shaarkii qabiil soo bedeshay

  • ilahay ha u naxariisto sheekha FADLAN waxaan ka codsanaya walaalaha islaamka ah inay ka dhowrsadaan aflagaadada sheeekha isagana inoogu cilmi badan culimadana waa in la dhagaysto ilahay ha u naxariiste hana ka dhigo kuwa maalinta qiyaame hadhka ilahay hadhsada ilahay anagana hanooga daba naxariisto amiiiiiiiiin

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more