Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

baryada by libaax

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
59,418
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 6, 2009

libaax oo maantay kasheekaynaya baryada

created by: Kaneo
voice: Idaajaa
Presenter: libaax

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Reer Miyi. Wuxuu ku leeyahay dadka xeebaha ugu barya baddan. Ma nin shaqeysta oo lacagta maala baa baryootaba?

  • wale idaajaa libaax waa u cod egyahay qofkan libaaxa soogeshay youtubka waa nin ilaalo dheer

  • idaajaa inader walee khatar baad tahay nooloow

  • ku all dhalinyarda somaliyed wxaan kula talinlah ain aad ka fa idaysatan afsomaligaa kujira sheekoyinka badiba ay so diyariyan raga uuka midkayahy idajaa iyo ragkale oo badan waalow anan umaynayn kala qeexida afsomaliga ah uukaga jiro 1yahay idaja walow ay jiran rag kale, ee aan ka fa idayssano oo eryada u is ticamalo maha kuwo hal macne leh waaku woo noca loyaqan jidka eeh macnayasha badan xanbarsan ee dhalinyarooo an ka fa idaysano

  • ninkan waa khatar lakiin he is mareeexaan uraaye damn

  • alah afka yagu qalisanaa aniga iyo gabadheydu ka madaalo nageysiga qeyblibaax ee habiin kasta waan ku casheynaa xiiso aan u qabno daraadeed, fadlan no so badiya sheekooyin kan oo kale hadii aad heydaan si aan luqada uga siyaad sano thanks.

  • dadka reer gedo ah waa dadka somalida oogu fasiixsan

  • akiisa caano lagu qabay, waa farakutiris isaga oo kale ee murtideesa dhuuxa

  • ninkaan caadi ma aha waa codkar alla hakuu siyaadiyo

  • loove loove it:)

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more