Nimco Dareen Vs Hibo Nuura
Uploader Comments (Qaarxis)
All Comments (27)
-
Waxa runta ku shegayo habqaadkee ee kuso galeeso mamada fanka Hibo Nuura wlhi cotkeeda mahan codaadka somaliyyeed i like wajiyo xuun naga dhaaf dhibgaa lol
-
hibo waa fananad qaran qiimo ku dhaxleh umada somaliyed iyo dunida oodhan viva hibo nuura
-
nimco tuug nimada dhaaf
-
qaladka waxaa iskaleh wajiya xunta gabadha ugu qaabta daran hibo yaan eed lasaarin maxaa yeelay waxaa kuhoreysay heesta hibo in ay qaldantahay gabadhan wajiya xunta kamida waxad ku ogan kartaan sidee ku ogaan weyse iyadoo fananad ah hees laqaaday in ay qaado bal mala waydiiye maxee kula soo dhacde wariye cowke waaka hoos baxde in uu wareesto bay aheed
-
Aboo nimco dareen waaa lagu shitay kuleel anaa leh le tagnow ciyaarta 1 vs 0 waa ku camirenaaa adaa leh . arbitaro ma laha mesha.
-
Hiba Nuura Aad Ayaan U Jeclaa Codkeeda Laakin Bini Aadam Ku Sidiisa Ahaan Maayo Waxey Ila Tahey In Wakhtigii Nimca Dareen Farxiya Fiska Ikraan caraale Iyo Falis La Joogo Inkastoo Farxiya Fiska Fanaanada Codka Wanagsan Heesaha Ay Qaad Hal Hees Bes Ku Leedahay Inta Kale Fanaaniin Kale Ay Leeyihiin Mida Kale Heesta Qandho Abwaanka Wuxu Siiyey Nimca Dareen Hiba Nuura Ayada Ka Daba Qaadey Oo Ka Danbaysay XD
-
Hibo Nuuura waa hooyadii fanka soomaliyeed, Nimco waa hormuudka hada ee fanka markaa labaduba waa soo dahwaynanaa,
lakiin anuu fikir ahaan waxan is odhan lahaa waxaa heestan ku horaysay Hibo Nuura sababtuna waxa waaye xiligiii hore copy right maba jirinba ee haday aad ubadantahay copy rightku markaa nimcoooy aduuu waa qaadee cida ku dhiibtay baa malaha erayada meel kale kala soo baxday, all in all we wellcome both of you Hibo and nimco.
-
cajiiib nimco dareen waa loga horeyaay heesta waxii leys heestaba dhalin yaradii ceebtooda ma fananinta wayen bey ku qabsan rabaan heeso heesta waxaa leh Hibanuura wana cadahaya why? nimco waxey gashay 2 qalda ah oo ah xaga laxanka marka kahardhe ha is cebeen yaan lagaa maqlin mardanbe viva Hiba nuura
-
Marka hore anigu heestaan kamaba helo, waayo in ka badan 15,000 oo hees oo ka fiican baan aqaan malaha background-kayga suugaanta ayaa ii diidaya inaan heestaan wax weyn ka dhigo, Ok, Heestaan Hibo ayaa leh Hibona waa ka weyn tahay qof wax bililiqaysta, xaasha, waxase fadeexad ah in qof kale sheegto, ma xuma inaad hees aad ka heshay oo hore aad qaaddo laakiin sheegashadu waa scandal waana lagugu maxkamadayn karaa accouding to copyright violation law. Nimco keli ah ma aha King Qalidna saaso kale
-
Ala yaa cizak qarxis viva hiba nuura meesha ay fanka ka gaartay nimco hadii la dhagaysanayo next 50 years ma gaari karto marka xaqdhawr wayn bay nagu leedahay hala xushmeeyo teeda kale fanaanada qaranka iyo ilmahan tijaabi codkaaga ku soo baxay hays barbar dhigana thanks-:)
Mail sxb waa arin macquul ah waana ku mahadsan tahay fikirkaaga
Hadii hal hees eey isla qaadaan fanaaniin somaliyeed fankaba
horumar ma gaaraayo
Qaarxis 8 months ago
Sax waaye fikirkaagana waa loo baahan yahay
laakiin su aashu waxeey tahay yaa iska leh heesta?
marka dhageysatay labada qofood?
Yey kula tahay in uu leeyahay?
Si fanka somalia uu ugu baxo
Is qab qabsiga waa in eey
Dadweynaha kala saaraan waxuu runta ah
THNKS
Qaarxis 8 months ago