Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 22aad
Top Comments
All Comments (31)
-
Meeshu waa Wadanka SUDAN -Khartuum,Fanaaniinta Muusiga tumayaana waa Sudaan.Somalida iyo Sudan-ta muusigoodu isku qaabu u dhaca
-
wooow last tym I hear da song was in 1989 on our somali tv barnaamijka caweyka by cowke,,,,it was friday night......
-
Adduun hammi lagama waayiyo, Wax kuu hor leh hibashadooda, Hawiyo ruuxey heshaabaa, Intaas ifka ku hirdamaayee. markaan isku kaa halleeyey, Miyaad dhibta ii horseeddey, Hiddeyda inaad jartaana, Miyey kula hawl yaraatey. Maxamed Yuusuf Cabdi (AUN)
-
i love somali music and this song it is my favrite.
-
waxaas ayaa cod lagaa dha haa fanaaniita hada joog ta wax koobis umbaay garanay yaan kkkkk
-
waxaas ayaa cod lagaa dha haa fanaaniita hada joog ta wax koobis umbaay garanay yaan kkkkk
-
waayo waayo ilahow kuu naxariiso maxamed yousuf cabdi waa nin asalkii hore
ahaa reer cadmeed markii dambena hargeis ayuu ku dambeeyay hobaladii waaber#
-
@xyman he pass away 2008.
* Aduun hawl lagama waayiyo huq iyo wax naftaada hooyoo*
* Habeen daran iyo mid roonbaa intaa ishareer ordaayee*
* markaan isku kaa haleeyee, miyaad dhibta ii horseedee*
* Hedayda inaad jartaana miyay kula hawl yaraatay*
waa runtii walaahay waa khusaysaa hadii (political) loo eego
xariire 2 years ago 10
somalis we are finished. we lost all our good things killing each other
janua81 2 years ago 9