Barnaamijka Wargelin ee todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay
Warbixin dheer oo aan idiinkaga soo diyaarinay Soomaali lagu dilay Minneapolis, iyo waraysiyo aanu idiinkaga soo qaadnay eheladii iyo asxaabtii saddexda nin ee sida bareerka ah loogu toogtay iyagoo jooga goob ganacsi oo ku taalay magaalada Minneapolis.
Waxaa kaloo idiin haynaa todobaadkan Soomaalida Yurub iyo siday ula socdaan Wargelin, Maxay ku fikirayeen markay samaynayeen, Yaa diidan Dowladnimada? & Siyaado.
inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun
dhimasho lama diidanee laba wada dhalatay halmar hala dilo waa naxdin wlhi.
TheNasiib 1 year ago
soomaalida dibada isku dileeyso maxaa waaye???
zipviruss 2 years ago
Allah bless our Somali mothers i honestly believe they can bring us together as nation because they are sincere and love their people. its really a sad story and may Allah rest the 3 boys souls in jannah. one love from NewZealand.
fitahnz 2 years ago
ala ha u naxaristo labaas wiil e somaliyeed iyo kan eritiyaanka ah ba naxaris jano ala ha geeyo gacan ka qaldan baa dishay
mrjamac 2 years ago
janadii fardowsa alle haka waraabiyo. qabrigana ha u waasiciyo ...from sweden europe
abdikani08 2 years ago
This leaves me just as sad as the bombing at Hudheel Shaamow. We need to figure out what's going on with the young men in the Somali diaspora. Although I myself am not Somali, I stand with my beloved Somali brothers and sisters.
subculturistic 2 years ago
Great program keep up the good work. love the song masha Allah very beautiful. One question for you Aato, have you, how come you don't have any correspondents from hargaisa, buro, or anywhere in the north? Just curious!!!
mryamg 2 years ago
great work guys. The start of the show, just explains what its all about.
mindigale 2 years ago