Ciyaar Dhaanto Cusub, Erayadii Abwaan Makayte
Uploader Comments (guledcase)
All Comments (18)
-
dhaanta iska daaya duliyaal yahow iska xoreeya xabashida oo qaata qoriga oo raaca xaq u dirirka ONLF halkaas wax ka sokeeya ma alahane
-
illaahey ha unaxariisto abtigay makeyte janeydii fardowsana illlaah haka waraabiyo
-
Somalian-Ogaden clans-members a.k.a western-somalians they sure know how to turn a good cultural traditional show.. great vid..
western-somalia a.k.a eastern-ethopia = Somalian-Ogaden peoples and their Somalian-OGADEN -region will be liberated and win its freedom.. indeed a freedom fighting people will sooner or later achieve freedom, stay strong and pataient my Somali-Ogaden peoples a.k.a western-Somalian peoples, fuuck semitic north-ethopian Habesha tribes such as Tigre and Amharic crakkers
-
my alltime Favorite SOMALIAN=Ogaden dance traditional Dhaanto = Somali dance
-
Adeer dhaanto cusub maaha ee waligeed way jirtay haku wareerina, dhaantadii somaliyed in maanta amxaaro lagu amaano walee waa ayaan daro
-
dhaqanka iyo culture ka somaliyeed wuu ka qaallisan yahay in lagu qoro farta xaaraanta xabashiga dadka waxan soo galiyay web kana waxay wax u dhimayaan dhaqanka soomaaliyeed.
-
guuleed case waa daba qoodhi xun obadalaya suugaantii soomaalida ogaden iyo waliba soomaali oodhan gumaysi kalkaal , ma dharge yaal kasoo duuba balse one day maxkamad waad ka muu qan .
-
Waxaan ka xumahay hidaha iyo dhaqan oo far Xabashi lagu lifaaqay
WiilMudug
-
Waxaan ka xumahay hidaha iyo dhaqan oo far Xabashi lagu lifaaqay
WiilMudug
Caawa sugo Baarleexoo ku leh
"Indhawayd irdaha maansada & daayay eraygiye... iimeeytaniyo Adari meesheeda
Ingiriisku meeshu dagay & Uunka faransiska
....Awaariyo irdaha Ooda Dhagax-Buur
...Ardooy Aada dhinaceeda Ceel Af-Digan Gool & walaal uunka Yuruboo dhan Aduunyada dhamanted Hadaan wada ilaleeyay Lama arag adoo kale Kolaba Ina adeereye..... Ulba yaan ku xagine Sidii ugub dhaqaaleeya Walaaleey Afrikaanba adoon kale lagu arkayn
guledcase 4 years ago
Aniga ig Daa inaan Fankii Ogaadeeniya Hadhuub wayn kuugu liso ood dambarkiisa laacdo.
guledcase 4 years ago
Guled saaxiib waad ku mahadsantahay dadaalkan qaaliga ah, fadln haddii aad haysig goboyadii Macalinka DHOODAAN, sidA "Kan gabiga ugu dunshaw soo ku garan maayo"fadlan naga soo haqabtir
dacad1 4 years ago
Gabaygan Magaciisa ma ii soo faahfaahin kartaa waxaan hayaa kuwa sida Daba la', Dugasho, Duraaqsi, Gardarro, Jarre-Luuf, Q-Karbaash, Salleelo, Shaamareer, Tusaale, Xaajo, Xujo-Yaab, Yaaw U Dirsaday etc
guledcase 4 years ago
Guled aad ayad u mahasantahy dadaalkan aad ado, fadlan ka daalin,nooguna soo dadaal dhaantoyinka iyo luuqaynta Hobolka Caanka ah Ee MAKAYTE< Afkaaga caano lagu qabay
dacad1 4 years ago
Waan soo wadaa Hadhuub Waynoo aan kaaga soo lisay suugaantii Ogaadeeniya, Maryaha xaydo waxaa kuu dhiibayaa gorofkii ay ku jireen dambarkii Dhoodaan, Makayte, Baarleex iwm
guledcase 4 years ago