Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

baror diiq london part5.mpg

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
41,939
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 11, 2010

baror diiq london qaraxii hotel shamow muqdisho somalia

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • best song waaye heesta wee jirtaa qaylo dhaan waa dad wadani ah

  • @shiredhurwaa KKKKK ala maxaa nacasnimo kaabuuxda noqon fooqal doqon marka waxaa lasoo ogaada yaa sameeyay heestaan waa mr gaas second ninkaa waa fanaan  fanaana siyaad bare iyo faaraxtoona maleh bisede xiligaas ninbaa wadanka haystaye my be inuuba jooqle xiligaas yaraa oo ardayba aha lakin kuwii abwaanada waaweyn ahaa ayaaba gabanaayey cuze rijiimka cabsilaga qabo sow now qabiil iyo xaaqiirnimo waliba somalidu xaqiiqdii way isticmalaan qabiilak laakin adiga nacasnimo ayaa kuudheeer bal waxad i

  • jooqle heisnot muwaadin muwaadininada marki ina siyaad barre dadka laaynayey xasuuqayey maatada mu waadin miyaanu markaa muwaadin ahhaayn sacabka ayuu tumayey dadakan isaga ayaa laynaey hadeerna wuu is oohiyaa waar oohinta iskadaa dhalinyaradu waa fiicanyihiin weligaa ooy muwaadinimo london ka oooy maaha orod wadankiitag munaafaqyohow

  • dhuntii hestaan marlaan maqlo

    ilin ayaa iga imaaneyso

    war dadkaan somaalıda wax ma maqlaan

  • JOOQLE waa muwaadin dhab ah.

    fanaaniinta kale dhaamtiin waad mahadsan tihiin meesha xitaa waxaa maraysa nimco dareen oo ah fanaanad cusub.

    dhamaantiin waan idin salaamaynaa.

    qiiro ayaad nagu abuurteen,

  • Rer konfur alshabab iska qabta hadii kale way idin madhin siday had ba gof dhagax ugu dilayan ama u qarxinayaan

  • heestan waa hees qiiro badan oo xaqiiqda ka hadleysa waxaase lo baahan yahay heeso kale oo daka lagu kiciyo sidii kuwii 1977kii dagaalkii ethiopiya lala galay,sida heesihii ERYAAY ERYAAY,DALKA SOW ANIGU MA LEHI,NINKII DHOOF KU YIMIBAA GEERIDU DHIBEYSAA IYO WIXII LA MIDA.calaacal shaqo kuma laha dayuusiintaan ileyn garosho ma leh,abwaaniinta ha isku dayaan inay weerar iyagu qaadaan dadkana guubaabiyaan

  • markii horeba sidaan oo kale waa la isaga dhicin karay wuxuushta umada dhibaateeyey runtana waa lo sheegi karay intaan waxay kusoo gaareen qabiil iyo qurun ay adeegsan jireen ayey ku hoos jireen maantase dadkii dabka waa wada taabtay waa taas afka la wada furtay waxaa xiga iyadoo ficil ahaan loo waajaho oo dadku ay diidaan in lagu dhex dhuunto hoobiyana laga dhex tuuro ayna iska qabtaan dulliga sida AWEYS IWM oo ay soo qabtaan geedna kusoo xiraan shacabka taas looga baahan yahay.

  • viva somalia dhalinyaradan waa syl sha cusub waxaa lagu jiraa kacdoon, gumeysi alqaacida lama qaadan karo,

    viva jooqle

    jooqle geesi

    jooqle alaha ciseeyo waa nin qiiro badan

    markaan magaciisa maqlo waan jiriricooda, geesigaan maa somalia madaxweyne looga dhigo

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more