Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Alqimmah :Cajal cusub Sh/Shariif Shalay iyo maanta

Loading...

Sign in or sign up now!
29,462
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Sep 28, 2008

بسم الله الرحمن الرحيم

Asalaamu calaykum waraxmatulaah

Walaalaha Dhamaan Xubnaha Al-qimmah Waxaan la Socod siineeynaa Cajal Cusub eey soo saartay Mu'asasada Al-qimmah
oo ku magac dheer:

Shariif shalay iyo maanta

Cajalkaas oo Meelo Badan soo taab taabanayo daliilna u ah Hadalada Shariifkaبسم الله الرحمن الرحيم

Asalaamu calaykum waraxmatulaah

Walaalaha Dhamaan Xubnaha Al-qimmah Waxaan la Socod siineeynaa Cajal Cusub eey soo saartay Mu'asasada Al-qimmah
oo ku magac dheer:

Shariif shalay iyo maanta

Cajalkaas oo Meelo Badan soo taab taabanayo daliilna u ah Hadalada Shariifka

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 3 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (42)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • mid kastaa waa sidaas hadii hada madax lafgadho dhigo sheekh xasan daahir awys waxa ugu horeeya uu dalka keenayaa waa itoobiya

    soomaalidu miyaanay arkayn dadkani in mid walba maslaxad gaara oo shekhsi ah doonayo iyo kursi

    aniga waxaa iiga yaabiyey ninka kursiga iyo maslaxadiisa gaara u dagaalamaya kuwa u dagaalamaya czqli xumadooda oo haduu ninkaasi kursiga uuuku hamiyayo uu ku guulaysto iyo hadii kaleba adigu markasta askari ayaad ka tahay e maxaa dagalka ku kelifay miyaanay caqli lahayn

  • Sh.Shariif shalay waxa uu ka soo horjeeday Ethiopia ,markii la doortayna wadanka way ka baxeen ciidan ka Ethiopia,waxaanse shaki ku jirin in uu shariif mawqifkiisii hore bedelay isagoo duruufta la jaanqaaday ,danna mooday in uu dadka Somaliyeed nabad u raadiyo ,iminkana hawshii wuu wadaa ,ninkasta oo nabada iyo kala danbaynta Somaliyeed ka soo hor jeeda ha dhaco ,shaqada iyo dagaalka uu kula jiro dadka nabada neceb waan taageersanahay ,Alle Somalia nabad ha siiyo ..

    Khadar,

    Somalilander

  • shariif dulli,waar wuxu wa side acuudi bilaah

    sowka ninki wayna kala hadlay kursi ayuu rabay kaliya ilahy soo hadee umadaada

  • waa su'aal shariif tolow shalay iyo maanta midkuu saxsanyhay?

  • shariif haduu daacad yahay muxuu madaxweyne c/laahi yuusuf ula shaqeeyn waayay. ninku nac nac badanaa muxuuse markiihore dhalinyarada u waalayay oo diinta uga beensheegayay asoo kursi raba

  • lacnatulahi al-shabaab iyo kuwii waxaan soo diyaariyayba ma waxaad moodaysaan in shacabka soomaliyeed aad kalsooni uga helaysaan war sheekh shariif somaliweyn baa og inuu nin daacad yahay runtii waxuuna rayigiisa uga laabtay waxuu qaatay danta umada waayo nibigúba gaalada ayuu sulxi lagalay maslaxada muslimiinta darteed, ee alle ha naga kiin qabto waayo waxaad tihiin carab iska yeelyeel, badawyahay isbahaysatay, insha allaah mardhaw waa laydinka xoraynayaa kunfur somalia,

  • shariifka waxaan u malaynayaa inuu ahaa kursi doon. waxaana u daliila hadaladiisaa hore iyo kuwa dambe marka lays barbar dhigo. si walba ha ahaatee ilaahay waxaan uga rajaynayaa inuu xaqa garadsiiyo. hadii ow waxba qabankariwaayana aw jagada baneeyo haduu daacad yahay siduu sheegayo.

  • asc kuleey tariikhda ayadaa is fasirto  inta run ah daahirka ah fikradaha f iyo haladda markii hore iyo hada labo qof ayuu kala yahay shafiir , been maaha taas ninkii wanaag oga qaato iyo ninkii tariikhda la socda asagoo runta fiiriya al shabaab shekadeedo macado? waa lagu warersanyahay ma kuwa wax wanaajiya iyo kuwa wax haleeye ayee kala le yihiin meqa alshabaab baa jira?

  • aakhiru zamaanka waxaa soo bixi doona rag dharka gaabsada oo madax adag magaca islaamka dadka ku dila banaysta dhiiga muslimiinta wayna kala fog yihiin iyaga islaamka..waxaa yiri culimo islaam oo caan ah.naclad alle haku dhacdo alshabaab

  • Taariikhdu iyadaa is qorta lana arki doonee shariif waxuu shirka keeno balse ilaa intaan og nahay shariif waxuu ahaa horboodayaashii argagixisaa dhiiga dad ka xalaalaystay ma aamin sani inuu daacad yahay balse waxuu iila muuqdaa nin aan waxbadan ka duwanayn kuwii ku walaaloobay daadinta dhiiga dadka shacbiga ah sida caadadu tahay hogaamiya yaasha somalidu sida waxloo bur buriyo uun bay yaqaaniin ee si wax loo bad baadiyo ma yaqaaniin waxana u daliila sida ay qoriga ugu wada gaashaaman yihiin

Loading...

0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more