AminaWeris_Manchester_Part1.wmv

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
5,408
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 30, 2008

Amina Weris Oo Xaflad Lagu Qabtay Manchester Ku Sheegtay In Dadka Reer Somaliland Maanta Yihiin Isbedel Doon, Mabaadiida Xisbiga Kulmiye na Yahay Kii Ka Saari Lahaa Maanta Marxaladan Adag Ee La Soo Daristay Somaliland.


Magaalada Manchester ayaa xalay oo Jimce ahayd, bishuna Novemberna ahayd 28 2008 lagu qabtay xaflad ay si ween usoo agaa simeen garabka haweenka Kulmiye ee Manchester.


Xafladaa oo Amino-Weris uga warantay dadkii halkaa isugu yimid xaalada maanta dalku marayo, waxaa hadalkii ay halkaa ka tidhi ahaa mid dhinacyo badan taabanayay.

Hase yeeshee qaybo ka mida oo aan halkan idinku soo ururinay ayaa waxa aad ka daawan kartaan halkan hoose.

Laanta Haweenka Garabka Kulmiye ee Manchester waxa ay u mahad celinayaan dhamaan dadkii halkaa isugu yimid ee ku soo dhaweeyay Marwo Amina Weris Xafladaa Manchester.

Alaa Mahadleh

Garabka Haweenka Kulmiye Manchester

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (10)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • SOMALILAND"S FIRST LADY...WE R PROUD OF U EDOO

  • ninkii kadalobaya hasi kanbadhuudhsade inagu kulmiyeynu nahay kuwii halgamaynu nahay xornimadaa kaamilka amina amd ahmed go go

  • dont the parties havr songs like thsi?

    this kool

  • صوووووومالي لاند ولا حكير لاند شعب واهل اليهود لعنكم الله يافئات الظاله قال صومالي لاند الله يلعنكم بس فارقو ياانجاس الله

  • maasha allah go on amina weris,,, next first lady... finally we will get educated/experienced first lady and we r so proud of her wowowowo viva kulmiye,,,, kuwan comment-ka ku calaacalayaa maxay ahaayeen ee qoraya hadaladii daahir iyo huda kiu halqabsan jireeen,,, ( marag ma doon) eheheheh ,,

  • Well, Somali diinkale malaha diintoodu waa qabiil taasi waa marag ma doonto, laakiin Quraankana lagu furayo uun bay hayd inay ka fikiraan.

  • ducaale yaankugu racay bal ee tanxiiqday  eee soomaalilikadhigtay qabiil fuck you sis

  • Waxaan la yaabaa, Somalidu meel kasta oo ay joogto, markay xaflad bilaabyaan waxay ku furaan Quraan, hadana munaafaqad yar bay ka daba geeyaan! Yaab!

  • KULMIYE KULMIYE OLO OLOL

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more