somalida waxa ku badan dadka aan hore wax u fahmin qabyaalada iyo qudhunku diley somaliya is somaliya mida kale gabartan waagii hore dadkii markaa joogey khaasatan gabdhihii markaa noolaa ayey quruxda u qaadey laydinma dhihin somali ayey ilaa maanta ugu qurux badan tahay wax fahma wagaas waaye hadamaansha allaah gabdhaha somaliyeed quruxda waa u dhasheen ilaahaybaa ugu deeqey meel kastoo aquruxbadan tahay ilaa hada inkastoo ay gabowdey balse is
haaye waa ku fanka ku jiray kuwa ay u quruxda badanayd waagaas
aroedeg 2 weeks ago
@MrDua55 thanks waxaad kahadashay runta waayo waan aragnaa ineey quruxbadantahay cod wanaagsantahay laakiin ma yeeleyno somali ayey quruxda u qaaday waayo maheyno halkey ku tartantay iyo halkii ay ku qaaday
mrscudoon 1 month ago
wow she had nice hour-glass shape body masha Allah
Denaeize 1 month ago
Gabadh somali ah oo qurxoon laakiim mid fool xun maba jirto aloow soomaaliya nabadee
gare12 1 month ago
somalida waxa ku badan dadka aan hore wax u fahmin qabyaalada iyo qudhunku diley somaliya is somaliya mida kale gabartan waagii hore dadkii markaa joogey khaasatan gabdhihii markaa noolaa ayey quruxda u qaadey laydinma dhihin somali ayey ilaa maanta ugu qurux badan tahay wax fahma wagaas waaye hadamaansha allaah gabdhaha somaliyeed quruxda waa u dhasheen ilaahaybaa ugu deeqey meel kastoo aquruxbadan tahay ilaa hada inkastoo ay gabowdey balse is
hanad6066 1 month ago
Waaba real QalanJo Masha allah
elninoo1986 1 month ago
asc sommalidu muranka iyo xaasidnimada waa u caado , taariikhdu been ma sheegto KHADIIJO QALANJO quruxdii hablaha soomaliyeed wau qaaday waagii somaliya aheyd somaliya maasha alaah
ahd88 2 months ago
Gabadhii ugu codka xumayd fanaaneenta Soomaaliyeed, Quruxeeyna xaal qaado
seeraar 2 months ago
she was absolutely beauty
SankaFaagte 2 months ago
Quruxdaqalanjo sado samatar ninkaa tietar kufiirsan ilaga wareysto aaba qalad
11raage 3 months ago