Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Mudaharad kadhacay Las canood

Loading...

Sign in or sign up now!
1,223
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 6, 2010

(iftinnews.net)02/06/2010 Wararka naga soo gaadhay magaala madaxda gobolka sool ee laascanod ayaa la sheegayaa inay ka dhaceen mudaraad rabshado wada wararka naga soo gaadhaya magaaladda lascanod ayaa xaqiijinaaya dhimashadda hal ruux.




Rabshadahan ayaa ka dambeyay ka dib markii ay ciidanka booliska Somaliland ee magaalada lascanod xabsiga dhigaan qaarka mid ah macalimiinta wax ka dhiga madarisad ku taala magaaladda lascanod.


Wariyayaal madaxbanaan oo u waramayay shebekedda caalamiga ah ee iftinews ayaa sheegay inay hadda degan tahay xaaladda magaaladdu waxaanna ay wariyayaashu sheegeen inay ciidanka boolisku xabsiga dhigeen ku dhowr macalin oo dhiga madarisad ku taala magaaladda lascanod.War aanu waydiinay mid ka mid ah wariyayaashaa ayaa sheegay cidda ay wax u dhaceen ayuu ku jawaabay ciidanka booliska ayaa isku dayay inay qabtaan hal macalin oo lagu tuhmay amaan darradda ka jirta ka dibna waxaa booliskii shiiday ardaydii markaa gaadhi boolisku leyahay ayaa jiidhay oday goobta ku sugnaa . Waxaanna wararku sheegayaa in dadkii halkaasi manta lagu soo qabqabtay la keenay saldhiga dhex ee magaaladda lascanod.

Qabqabashadda macalimiintan ayaa loo malaynaa ina lug ku leedahay sir la helay oo uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha oo haatan ku sugan magaaladda lascanod.



Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco iftinews.net

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (1)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkkkkkk LASACANOODKA LA SHEEGO MA TANA CAJIIB KKKKKKKKKKKKKK WAXEY U EGTAHAY UTANGE KKKKKKKKKKKKKKKKKKK

Loading...

0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more