Masha'allah, It is so true everything that our brother just informed us.. I hope we all comprehended like i did.. May Allah bless Somalia and bring peace apon us..
@ridwan21 war hadaadan hadal fiican heeysan iska aamus dad muslim ah ha ku tilmaamin gaalo misse qabiil qabiil ayaad doone walaahi haduu hadalko yahay qabiil qabiil dee qofkasta qabiil la aan ma joogo aduunka waana run cabdulaahi iyo shariif wlhi shariif ayaa ka daran sababtoo ah shariif axmed waa nin culuma ah oo wadaad ah lkn GE:abdulaahi waa nin siyaasi ah oo aan diinta ku sii fogeeyn waa islam lkn aan wadaad aheen
masha allah al sheikh umal i liked ur clear views
dhagbure1 2 weeks ago
Masha'allah, It is so true everything that our brother just informed us.. I hope we all comprehended like i did.. May Allah bless Somalia and bring peace apon us..
sledge819 4 months ago
@ridwan21 war hadaadan hadal fiican heeysan iska aamus dad muslim ah ha ku tilmaamin gaalo misse qabiil qabiil ayaad doone walaahi haduu hadalko yahay qabiil qabiil dee qofkasta qabiil la aan ma joogo aduunka waana run cabdulaahi iyo shariif wlhi shariif ayaa ka daran sababtoo ah shariif axmed waa nin culuma ah oo wadaad ah lkn GE:abdulaahi waa nin siyaasi ah oo aan diinta ku sii fogeeyn waa islam lkn aan wadaad aheen
nana52134 4 months ago
dowladii abdulahi yuusuf iyo intii somalida aheed ee lasocotay waa gaalo dowlada shariifka waa islaam wanaa xaaraan in laladagaalo waxaan umaleynayaa hadalkaas inaadan kafiirsan fiirsan ilaah baa jooga somalidii diinta taqaanay hadeeyba sidaas uhadlayaan maxaad moodaa kii jaahilka ahaay wabilaahi towfiiq
ridwan21 5 months ago
@Mogadishian mooryaan al shayaadiin waa jabeen guryaha iyo gabdhaha islaameed waa ka cararteen inta dhiman waa la idinka nadiifinaa sida ibn laden ayaa laydinku duugaa badda agteeda al khawarij. dulli wasakh bidac ah oo dhiiga banaystay
shakisbulo 6 months ago
جزاك الله خيرا كم ناس استفادو من علمك الغرير
MrDirharo 7 months ago
allaha xifdiyo shiikha run ahaantii waa nin u dhuun dallola wadankiisa
aawey culimadii kle war dalka ha loo istaago
maanta waxa lagu baxsan karo waa inika
ha loo soo jeesto wadanka
kalimada tawxiidkana yaan laga gaabsan kalimada tawxiidka aha ku dhimo kuna nooloow waad mahadsantihiin
yusuf33333 1 year ago
This is by far the best song i have ever heard!
dstrong1337 1 year ago
waryaa Sheikh umal kumuusan dhihin AMISON waa muslim. Amison shalay ayay timid maxaad ooga dhigaysaa inay iyaga dagaalka wadaan. 21 Sano ayay somali dagaal wadaa oo ay leeyihiiin diin ayaan udagaalamaynaa sanadihii udanbeeyay. Marka maxad oogu mar-marsoon Amison. waan ognahay inay dadka laayaan dhibna ugaystaan lakiin haka dhigin inay iyagu wadanka dhibkiisa kadanbeeyaan. Waxaa kadanbeeya dadka kursidoonka ah ee diinta kugabanhaya. Diintana aan waxba ka aqoonin. Hada haday baxdo amison jojinma
Nuurcabudhiye 1 year ago
cool vid wat languge
TheYaman788 1 year ago