Maxamed mooge.3gp
Uploader Comments (dugsiye1)
All Comments (14)
-
soomaalidu waxay dhaaftey male waxkasta waa la bililaqeystey waxaan ka wada fanaan dhintay ilahay ha uu naxariste ayaa mid nool loo dhaxlayaa heestan waxaa la leh abwaan kaariye hasan waa qaada mr dugiseye bro dhib male laakin mudnaanta sii fanaanka heesta leh
-
love mohamed mooge a legend
-
R.I.P mooge lakiin xasan adan is here dudes.
-
Waa Xassan Adan Samatar... Maxamedna waa halkiisa..
-
RIP the Legend Mooge
-
Dugsiye Abti Fanaanku wa Xasan Adan Samatar,Qaladna wuu dhacaa ee bal iska sax thnx
-
xasan adan samatar illaaw kudaa, waa fanaankii u mada somaliyeed ee codka macanaa.... markaa maaha maxamed mooge libaan illaahay ha u naxaristee..
-
WARKAN MAWAALANYAHAY WAR FANAANIINTA YAAN LAYSKU QALDIN KANI WAA XASSAN AADAN
-
Waar hooyadaa tii guday wase Maxamed M Liibaan dhagta uun baad ka maqashee ciyaalyow lawaseenka ahi... Muj M M L haku ciyaarin
-
he is the man
Boodadheere, la bax boodagaab. waxba garanmeyside
dalmara17 1 year ago
@dalmara17waar hooyadaa ayaa qabaad is leedahay
dugsiye1 1 year ago