LEDI WAAYEY AWGAA (HEES)
Uploader Comments (Mudugboy)
Top Comments
-
alaaya raxmo maskiina iyadana ma dhimatay bisinke fanaaniintii waa dhamaadeen yaa heesi doono ixiii
-
naxariistii janno ilaahay ha siiyo jaanagw
All Comments (62)
-
ahmed nuur jangoow best lanxan somaliland every seen.
-
Gabadhani aad iyo aad ayey u cod macaantahey casarkii marka aan qayilaad u badheedho haddey codkaa ila soo garab fadhiisato ilaa inta codku ka xumaanayo ee ay gaboobayso waan iska hoos joogi lahaa .......nice one
-
Ma Ladniyee Cishqaa Igu Laba Kacleeyoo Nooolaan Maayo Hadaa Soo Laabanweydeee my boo :'(
-
waxaasaa coda waaaaaaw war gabadhu ma dhiman waxa dhintay waa axmed nuur jaangoow ninkaa dhintay
-
Axmed Nuur Jaangow....waa laxamaystayaashii ugu waawaynaa Soomaaliya....Illaahow u naxariiso. Wuxu laxmay heesaha ay ka mid yihiin: 1) Goormaa Barasho Laga Tagay, Garanmaayo Wiilkee, Tolowyaa Nakala Gura (Sahra Ahmed iyo Ahmed Mooge). 2) Wuu Duulaa Kalgacayloo, Waa Dayuurad Lalaysoo, Meeluunbuu Ku Dagaaye (Baxsan iyo Xasan Adan). iyo qaarkaloo badan
-
allaah gabdha cood macaana.. allah ha daayo...
-
OO Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
aaaaW, Bal waa kaas Somaali soo ma heey seeso af kiina caano la gu qabay, NABAD. -
thanks for displaying these legendary, classic Somalian artists...
Blesss
-
Surqa ma aysan dhiman, waxaa dhintay AlMulaxan Jaangow, Heestaan waa heesta Fanaanka weyn ee Xasan aadan Samatar Yiri waa heesta kaliya aan Fanaanka qaaado ka codsado inuu ii dhiibo intii aanu qaadin, waxaana Jaangow Allaha u naxariistee hore ula qaadi jiray Fanaanadii Siraad Cabdulle Ugaas oo ay ka wada tirsanaayeen Kooxda Horseed
-
CushiticSomalianMale Jaango.. my alltime favorite somalian classic artist.. from the good ol days back home in Somalia = the Land of PUNT
btw she is a pretty Somalian artist.. to bad the war happened because i would love to her her beautyful voice over and over again this Somalian princess... hehe that broda Jaango is a lucky Somalian artist
muunye thanks sxb
Mudugboy 4 years ago