somaliland somalia djibouti iyo mid kasta astaanta uuu leeyahay

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
960 views
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 16, 2009

somalilland somalia djibouti

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (5)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • LONG LIVE SOMALIWEYN

  • 3.Djibouti

    Hinjinne u sara kaca

    Calankaan harraad iyo

    Haydaar u mudateen.

    Hir cagaarku qariyayiyo

    Habkay samadu tahayoo

    Xiddig dhi igleh hoorshoo

    Caddaan lagu hadheeyaay.

    Maxaa haybad kugu yaal

  • 2.Somalia

    Somaliyaay toosoo

    Toosoo isku tiirsada ee

    Hadba kiina taag daranee

    Taageera waligiinee.

    Ummadyahay mar kale toosoo

    Calankiinna wada tiirshoo,

    Danta guud ku taagsada oo

    Isu wada tanaasula eey.

  • 1.Somaliland

    Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar

    Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa,

    Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar

    Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada Somaliland Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar Guulside xanbaarsan soo noqoshadiisa kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee Midnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee samow samidiyo samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar.

  • alow yaa somalida intaa garansiiya,

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more