Moalin Adan Hashi Ayro
Top Comments
All Comments (103)
-
Allaha u naxariisto sabar iyo imaan allaha ka siiyo ehelkiisa
-
he gotta play bass in hip hop band..lol
-
@macaanjecel1 waxaa gashaa manhajonline ama maktabada dhanka muxaadarooyinka carabi ama soomaali ama hadaa joogto uk culimada salfka ah waa buuxaan raad i ilaah ka baq alshabaab ka har waa khawaarij dal ma difaacaayaan waa xukun doon. marka qofka uu fahmo cilmiga faa'iidadiisa jawaab kasta asagaa helaaya. ama qaylada dhaaf oo is qarxi. wsc wr
-
@shakisbulo kkkk haa haye waxaan newska kamaqalnaba aan irhaabi dhahno, ninkii wadankiisa difaaca iyo diintiisa waa irhaabi. hadaan ku fahmay cabsi aa qabtid awgeed baa qolo walba khawaarij leedahay somahan, kan xabashka la socdana u amaanaysaa dulli fawqal dulli hadii lagu dhaho dabada dhiibana waad dhiiban noocaaga dulliga ah meelaha ka nac naclee dulliyahaw
-
maxaa loogu jihaadi waayay raggii qabsaday shabeelada hoose bay iyo bakool ilaa jubbooyiinka oo isku qabiilka ahaayeen? mooryaan dadka inay ka caqli badan yihiin ayay u maleeyaan. laakiin waa caqli mooryaan iyo kaba caseeye iyo kuwa sariiraha xamaali jiray siinaay. dadka waa la kala yaqaan.haddana jihaad beena iyo qaraab diineed.
-
@cabdifatxi from bililiqo to jihaad
-
@macaanjecel1 iska ilaali irhaabiyiinta waa la qabqabtaa uk haddii aad joogto uk waxaan kugula talin lahaa gaalka xitaa naftiisa xushmay leedahay ee irhaabi nimada aad taageeraysid iska ilaali yaan xabsiga lagu dhigin koleey adiga sidaan magacaada ka arko abdi qaybdiid kuwii ka soo laabtay ee khawaarijta raacay ayaa u egtahay ee laba jeer ha halaagsamin iskana ilaali waxyaalaha aad meelahaan kusoo qoraysid.
-
@shakisbulo suufiyahaw ahlu subag wal injireet waxba ha isqarin ee tigreegaaga dabada kamar meelahana nacnaclee sida arigii
-
@ayaan1980 qofka inuu shahiid yahay iyo waxa uu la kulmaayo markuu dhinto alle iyo rasuulkiisaa og hebel waa shahiid waa dambi ilaah ka baq. haku fududaanin cilimiga in labarto ayaa ka wanaagsan waxwalba.
-
Meel aan waliyul amr laheyn oo maxkamad la waafaqsan yahay laheyn oo shareecada wax ku xukunta in layska soo qabsado dadka looma ooyaanka loo yaqaan ee la yiraahdo sheikh shariif ayay u jaasuusaayeen ee qoorta ka jara ama gowraca. iyo midda saxda ah ee qasaska ha isku khaldin. ilaah ka baq aayadaha sida khaldan loo fasirtaa waa ficilkii ay la yimaadeen abdurahman ibn muljam iyo khawaarijtii cali ku baxday. qofka msulimka ah ee sharciga lagu saaraayo kismaayo iyo deyniile kaliya xaq maaha.
May god bless u Adan Ayro and give Jannah. long live al shabab the mujahideen
SomLibax 2 years ago 5
dude i am somali born and very proud but these alsha baab are hitmans to take my home
thehomeleskid 2 years ago 2